Axmed Silaanyo si Wacan baan u aqanaa Siyaasadiisa iyo Maamulkiisa mid Caynkaan Noqanaya Marnaba kamaan Filaanayn inimkana waxa u quruxbadan unuu Xilkana iskaga Dago oo is Casilo Dr Mukhtaar Cabdilaahi Saahid

Axmed Silaanyo si Wacan baan u aqanaa Siyaasadiisa iyo Maamulkiisa mid Caynkaan Noqanaya Marnaba kamaan Filaanayn inimkana waxa u quruxbadan unuu Xilkana iskaga Dago oo is Casilo Dr Mukhtaar Cabdilaahi Saahid

ll

Hargaysa(Salaanmedia.com) -Siyaasadan Qalafsan iyo Nimaadkan Maanta Dalka uu ku Hogaaminayo Nidaamku dhawr goor ayuu kua qaloocday Dr :Mukhtaar Cabdilaahi Saahid oo kamid ahaa Asaasayaashii Xisbiga Muxaafadkaa ee Kulmiye ee Golaha dhaxee fulinta xisbigaasi kana mid ah siyaasiyiinta somaliland ayaa manta shirjaraa,id oo uu ku qabtay magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer waxa uu dhaliilo kulul dusha uga tuuray Xukuumada Somaliland oo uu ku dhaliilay in ay ku fadshilantay amaba ku guul daraysatay siyaasada dalka Waxa kale oo uu ku eedayay Maamul Xumo,Musuqmaasuq Dul Hoganaysa iyo Iskawar la,an ka dhax jirta Xukumada uguna Baaqay Madaxwaynaha In Iska casilo Xilka madama buu idhi ku Guul Daraystay Xaalinta Khilafaadka soo kale Dhaxgala Belaha Somaliland waxa Hadaladisii Kamid ahaa Sida Tan”Siyaasadan Qalafsan iyo Nimaadkan Maanta Dalka uu ku Hogaaminayo Nidaamku dhawr goor ayuu kua qaloocday Marki koowaad ee sida Fiican loo
Doortay Madaxwaynaha Silaanyo Qalooci Koowaad waxa uu ka Bilaabmay Marki kowaad ee uu Galay Ganjalkii Madaxtooyada Qolaacasi oo jira ayaa Lix Bilood ayaad moodaysa inuu Nidaam ku shaqeeyay Lixdaa Bilood waxi ka danbayay waxa uu shaqaynayay sida Guraca waxad aad Layaabta iyo waxu Madax Midhan uu diido uubay ahayd Siyaasadu inimkana wax aad mooda inay ka wadhay oo Dhowr jeena waan Sheegayo oo waan ka Hadlay Kalsoonida Shacabka inay Xukumadu Maqashaabay Ahayd waxay Waxa aad Moodaa in Dhanaca la iskaga Dhigoo oo Siyaasad Khuurta ah ay ku Shaqaynayso Xukumadu oo aad moodo nay iyaga Laftoodu ay kale Socdaan Wax Medhan oo aan Dalkana Faa,ido ugu Jirin oo Mujtamaca anay Wax ugu jirin oo Qarinamadana Dhawac ku ah ayaa Maalin walba soo Baxaya ”

Mar uu ka Hadlayay Siyaasigani Khilaafadka Beleha Somaliland Soo kale Dhaxgala ayaa waxa uu idhi”Marka Xalinta Khilafadka ee yamada Habkan uu ku Xalinayo Laftiisu waa Khalad Axmed Silaanyo si Wacan baan u aqanaa Siyaasadiisa iyo Maamulkiisa mid Caynkaan Noqanaya Marnaba kamaan Filaanayn inimkana waxa u quruxbadan unuu Xilkana iskaga Dago oo is Casilo “
Iskusoo Wada Duubo Maha Marki uhoraysay ee Siyaasigani uu ka Hadlo Arimaha Noocan oo kale ah una jeediyo Xukuma Dhaliilo Xoogan