DAAWO Madaxweyne Ku-xigeenka KHAATUMO Oo Markii U Horaysay Dhinacooda Ka Hadlay Dagaalkii Saxadheer;

Aug 29, 2014 Saxadheeer(SM) – Madaxweyne ku xigeenka maamulka KHAATUMO Cabdul Cagalule ayaa markii ugu horaysay dhinacooda ka hadlay dagaalkii saaka ka qarxay deegaanka Saxadheer;