Weriyaha qabiilka ku caan baxay ee aan lahayn aqoon saxafadeed hoosna ula dagay sumcada BBC da Ahmed Sicid Cige

Weriyaha qabiilka ku caan baxay ee aan lahayn aqoon saxafadeed hoosna ula dagay sumcada BBC da ahmed sicid cige

unnamed

Ahmed Siciid Cige oo ah weriyaha u qaabilsan BBC da laanteeda afka soomaliga ku hadasha jamhuuriyada somaliland isla markaana ah suxufi kala jeclaysta gobolada jamhuuriyada somaliland weriye ahmed siciid cige oo aan lahayn aqoon saxaafadeed iyo heer aqooneed oo saraysa ayaa wuxu ku caan baxay kala jeclaysi, qabiilaysi iyo reer nimo qaawan halkuu ka noqon lahaa suxufi u siman bulshada somaliland oo dhan maadama uu huwan yahay magaca idaacada caalamiga ah ee BBC da qaybteeda afka somaliga ee somaliland weriye ahmed siciid oo aan lahayn mihnad war tabineed isla markaana aan ku haboonayn inuu bulsha waynta caalamka u tabiyo warar sugan oo dhex dhexaad ah weriye ahmed siciid cige aan lahayn taariikh suxufinimo oo dheer ayaa wuxuu dhaqan ka dhigtay inuu soo kala dhawaysto bulshada somaliland dhinacana saaro wararka iyo arimaha ka soo kordha cida uu hayb ahaan ku abtirsado weriye ahmed siciid cige oo looga bartay inuu had iyo goor ku mashquulo soo caan bixinta siyaasiyiinta ay isku haybta yihiin isla markaana wararkii LAANTA bbc dau siinayay ay isu badaleen wargeyska dawan ee afka xukuumada ku hadla hadlii aad isku daydo inaad raadiso weriye ahmed siciid cige waxay kugu qaadanaysaa wakhti dheer marka aad damacdo inaad war siiso wuxuu jawaab kaaga dhigaya madaxtooyada ayaan ku jiraa ahmed siciid cige oo had iyo goor aan laga helin goobaha caanka ah ee warka lagu kala qaato taas oo ku tusaysa inaanu daacad ka ahayn shaqadiisa suxufinimo oo uu yahay shakhsi cid gaar ah raali galiya kuna caan baxay warar aan sal iyo raad toona lahayn waxa intaas dheer in weriyuhu uu kala jeclaysto degmooyinka ay ka kooban tahay caasimada hargeisa gaar ahaan AMBASADOR, HOTEL STAR, HOTEL ROYAL,HOTEL RAMAD ,SCANDANEVIAN HOTEL, CAYDIID HOTEL, SAFANA HOTEL,KAAH HOTEL, SHIRAAQLE HOTEL  iyo goobo kale oo muhiim ah  goobahas oo ay ku kulmaan aqoonayahano oday dhaqameedyo, siyaasiyiin dadka goobahan isugu yimaada ee sharafta leh waxay mar walba is weydiiyan ahmed siciid cige inuu yahay weriye aan dhex dhexaad ahayn iyadoo goobahaas uu ka heli lahaa xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta wadanka weriyaha oo aan waligii soo dhaafin biriishka hargeisa eek ala qaybiya caasimada hargeisa oo ay shaqadiisu ku jirto goob kasta oo laga heli lahaa warar xaqiiqo ah

Waxa kale oo wax lays waydiiyo ah inaanu mar kaliya la xidhiidhin waxna aanu ka weydiin duqa caasimada ee baabiiyay bilicdii caasimada iyo qashinka buux dhaafiayay caasimada hargeisa oo keeni kara caafimad daro balaadhan sababtuna ay tahay inuu had iyo goor indhaha ka laliyo inuu report ka diyaariyo galaha deeganka ee uu gadh wadeenka ka yahay duqa caasimada hargeisa miyaan la odhan Karin waxa ka war wareega ugu wacan iyo faashilka qaawan ee ka muuqda maayirka caasimada inay tahay mid laga laaluusho oo la mustafeeyo  

Lug)-Idaacada BBCda laanta ku hadasha afka Soomaliga, waxay ka mid ahayd meelaha ay dadku jecel yihiin dhegaysigeeda, balse waayadan dambe waxaad moodaa in BBCda Somaliga ku hadasha laga leexinayo dariiqii lagu bartay, malaha hab cusub oo tebinta wararka ah ayaa ku soo biiray BBCda Laanteeda Afsoomaaliga ayaad isweydiinaysaa marka aad dhegaysato wararkeeda ay ka sheegayso gobolada Somaliland. taas waxaa daliil u ah kala jeclaysiga uu samaynayo weriye ahmed siciid cige.

Laanta BBC da oo ah idaacad sumcad ku leh shacabka afka soomaliga ku hadla meel kasta oo ay joogan dadkuna ay aad u dhagaystaan laan teeda afka soomaliga waxaanu ka codsanaynaa in aanu weriye ahmed siciid cige u qalmin shaqadan suxufinimo ee uu  u joogo idaacada BBC da jamhuuriyada Somaliland wakiilna uga yahay tebinta wararka ee idaacada fadhigeeda jamhuuriyada Somaliland weriyaha oo marka aad dhagaysato warar kiisa aanay ahayn kuwo dhex dhexaad ah isla markaana aanay ka muuqan aqoon tabineed oo ku dhisan aqoon iyo aftahanimo waxaanu ka codsanaynaa idaacada BBC da inay tix geliso codsigayagagan loona baahan yahay inay keento weriye aqoon u leh shaqadan suxufinimo goob kastana tagi kara oo bulshada Somaliland gaar ahan kuwa caasimada dhex dhexaad u ah oo aan kala jeclaysan

 

 

 

Qoraaga: garaad mahad maxamed cabdi

Email: garaadmahad 74@gmail.com

Phone: 0634854791\0633661359