Daawo Muqaal: Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Su’aalo Laga Weydiiyay Waxqadabka Wasaaradiisa Muddadii Uu Xilka Hayay

Sep 1, 2o14 Hargeysa(SM) – Guddi hoosaadka Ilaalinta Hantida Qaranka Somaliland Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Ka Dhegeystay Waxqadabka Wasaaradiisa Muddadii Uu Xilka Hayay.