Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Dib Haloo Eego

 

Cabdilaahi Xasan Mataan
Cabdilaahi Xasan Mataan

 

Waa muhiim in wax laga bedelo Xeerka 7todobada xubnood ee Komiishanka Qaranka Jamuuriyada Somaliland ee Sadex ka imanayso xusbi xaakimka,Labana ka imanayso Guurtida,Laba Xubnoodna ka imanayso labada Xusbi Mucaarid.
Kulmiye intii uu dalka taladiisa la wareegay Distoorka wax badan ayuu furay oo wax ka bedel ku sameeyey tanina waa daruuri in Komiishanka wax laga bedelo oo tiro ahaan Todobada Xubnood sidaa loo daayo,balse xusbiyada ha laysu dheeli tiro oo Xusbi Xaakimka iyo Labada Xusbi Mucaarid midkiiba Laba xobnood ha yeesho=6,” Golaha Guurtidana  Hal Xubin ha loogu daro=7.
Allaa Mahadle
togdheer@hotmail.com
Abdilahi H Matan