Daawo Muqaal: Xaflad Soo Dhawayn ah Oo Magaladda Burco Loogu Qabtay Ardayda Jamacadda Addis Oo ku Soo Qalin-Jabiyay Dalka Ethiopia

Burco(Salaanmedia.com) Ardaydani ka Qalin-Jabiyay Jamacadda Addis Qaybteeda Magalada Burco ayaa Qaatay Shahadooyinka Degree iyo Diploma