James Rodriguez Halkuu Kaga jiraa 10-ka saxeex ee ugu Qaalisan Abid taarkiihda Real Madrid?
Real Madrid ayaa dhawaan lacago badan ku iibsatay laacibkii ku guuleystay kabaha dahabka ee gool dhalinta koobka adduunka James Rodriguez iyadoo waliba u xidhay lambarka 10-aad.
Haddaba wax ka ogoow halka uu laacibka cusub kaga jiro 10-ka laacib ay Real Madrid ku soo iibsatay lacagihii ugu badnaa Abid taariikhda kooxda. Gareth Bale: £86m
Cristiano Ronaldo:£80m.
James Rodriguez:£60m.
Kaka:£56m.
Zinedine Zidane:£45m.
Luis Figo: £37m.
Ronaldo: £34m.
Karim Benzema:£30m.
Xabi Alonso: £30m.
Luka Modric: £30m