TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN DHAMAAN DADKANI WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN MARXUUN MAXAMED CABDI (CADAWYUURURA)-Oo ku Geeriyooday Maanta Dalka Etopia Magaalada Addis ababa

TACSI
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
DHAMAAN DADKANI WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN MARXUUN MAXAMED CABDI (CADAWYUURURA)-Oo ku Geeriyooday Maanta Dalka Etopia Magaalada Addis ababa

TACSI

Dhamaan Ehelada , Qaraabada Iyo Asxaabta Kala Ah.. C/Khaalaq diiriye Budhle(Laaqalo)- Iyo Cali Xassan Axmed Iyo Sicid Ismail Aw Jaamac (Saaweelo). Iyo Maxamed Siciid cadaad Iyo Carshiid Cismaan Xaashi (dacaray) Iyo Maxamed aadan Faarax (foolge)- Cabdi Naasir cali Jaakuli iyo Asad Ismail Yaasiin iyo Axmed Maxuud Ciinje iyo Azad Maxamuud ciinje Iyo Maxamed Cabdi laahi kaahin (Bukhliga )- Guuleed Daahir Samater, Kayse Axmed Digaale Iyo Taliye Cali Sugule Kaahin Iyo Xusein C/llaahi Xusein (GirGire).Iyo Siciid X Axmed Qulumbe Iyo Maxamed Cabdi Cawi Iyo…. Max ed Cawed Maxa ed .Iyo Jaamac Saleebaan (Jaamac Yare). Iyo. Bashiir Ibraahin Qayir Iyo , Maxa ed Ibraahim (Biritish). Max ed Xaashi Burhan .. Axmed Nuur (Barawaani). Cabdi Haybe Dheere. Sul: Xamse Shaqale Gaas. Iyo SHEEKH Maxamed Huriye (NUURAANI) Iyo Fuaad Max ed Xusein (Xamari). Ismail Cabdi (Gaanidi).Nagiib Maxamed jaamac Iyo Aadan Daauud Iyo Maxmed cismaan (Ayax) Iyo Salebaan Xasan Gole (Jozz). Sharmaarke Riwaaya. Mukhtaar Max ed Daahir. Dr:Azad Dalmar. Naasir Cabdi Mire. C/Salaan X Axmed Qulumbe. Cali Max ed Ibraahim (Ali Baashe). C/risaaq Cumar C/llaahi (Gadhka), Maxa edd Suldaan Axmed Cumar. Iyo Dayib Cabdi Xirsi Iyo Mukhtaar Maxamed daahir (Mool) Iyo Ibraahin Muuse Qasaal Iyo Maxed Suldaan Axmed Iyo Iyo C/llaahi Maxamed Xusein (Xino) Iyo Mustafe Aadan Ubayare Iyo Mustafe Cismaan Yuusuf (Qulumbe),Iyo C/Raxmaan Rigaax , C/Casiis Axmed Raage(Al Camudi). Casayr Yuusuf Axmed. C/Fataax Cali Axmed. Kayse Cali Buraale.Iyo Cabdi Ismail Qurjuf .. Dhamaan Dadkaasi Waxay Tacsi Tiraanyo Leh U Dirayaan Eheladii Iyo Qaraabadi Uu Ka Geeriyooday ………………

Marxuun Maxamed Cabdi (Cadawyuurura)- Oo Maanta Ku Geeriyooday Dalka Etopia Magaalada Addis ababa Laguna Aasi Doono Magaalada Burco Waxaanu Ilaahay Uga Baryaynaa Inuu Samir Iyo Imaan Ka Siiyo Eheladii Iyo Ubadkiisii Iyo Qaraabadii Uu ka Geeriyooday Marxuunkaasi Illahayna Qabriga U Nuuro Danbigiisa Illaahay ka Dhaafo Janadii Fardowsa Geeyo Aamiin………………..Aamiin…………..Aamiin………. Ha Aamiin…………….Aamiin………………………Aamin …………………Aamiin…………………….Aamiin