DAAWO Buurmadow Oo Shaaciyay In Beeshiisu Kalsoonidii Kala Noqotay Xisbiga UCID

DAAWO Buurmadow Oo Shaaciyay In Beeshiisu Kalsoonidii Kala Noqotay Xisbiga UCID
Hargeysa(Salaanmedia.com)Boqor Cismaan Buur Madow ayaa waxa uu dhaliil u soo jeediyay musharaxa madaxweyne ee UCID Jamaal Cali oo uu sheegay in kalsoonidii uu ka haystay beeshooda ay kala noqdeen.

http://www.youtube.com/watch?v=GQ5bSwzEcww&hd=1