tallo ku socota madax dhaqameedka beesha H/jeclo(انصر أخاك ظالماً أو مظلوماً)‎

AIbEiAIAAABDCPjo3-TR4snPMiILdmNhcmRfcGhvdG8qKGRlMzdkZTgyY2U3MGViZThhNmIyN2YyOTI4MGFhY2JiNGRkNzMxNTIwAVNU_ScrVrFEs9NLtCIhmGht12N_

Waxaanu u soo jeedinaynaa madax dhaqameedka beelaha h/jeclo inay karaamadooda illaaliyaan

waxaynu ognahay xukuumada talada haysaa burburinta isku xidhnaanta qaranka somaliland in ay ka billawday beelaha habar jeclo.
markii ay ku guulaysatay burburibta H/jeclo ay u dhaqaaqday burburintiiqaranka intiisii kale 
waad ogtihiin in xukuumada talada haysaa sii qodayso oo sii dheeraynayso godka ay ku sii ridayso midnimadii wallaaltinimadii shacabka somaliland
markaas xukuumadu marka ay ku fashilanto xilkeed ama wax xumayso
in nin h/jeclo ah oo madax dhaqameed ah iyo mid kaleba difaaco looma baahna raga caadaystayna haka xishoodeen shacbiga somaliland shacabka somaliland ayaa xilka saaray xukuumada talada haysa.
xukuumada maanta talada haysaa xukunkii way la kuftay burburintiina waysii wadaa.
inqaladaadka ay umada ka gelayso lagu taageero mabanaana  ninkii awood uleh waxa haboon in uu toosiyo oo xumaanta ka qabto 
 
فالحديث صحيح أخرجه البخاري في صحيحه والإمام أحمد في مسنده و الترمذي في سننه وغيرهم ولفظه في البخاري عن أنسرضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: انصر أخاك ظالماً أو مظلوماً، فقال: رجل يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أنصره إذ كان مظلوماً، أفرأيت إذا كان ظالماً كيف أنصره؟! قال: تحجزه أو تمنعه من الظلم، فإن ذلك نصره.
shacabka kale ee somaliland waxaanu ugu baaqaynaa in aan loo aflagaadayn beelaha H/jeclo dhaliilaha xukuumadu leedahay,codkiina ayey ku timi codkiinana way ku tegaysaa ee u diyaar garooba doorashada.
simir iyo dulqaad dheeraad ah baa loo baahan yahay
wallaaltinimada iyo midnimada soomaaliland in la illaaliyo waa waajib ina wada saaran.
 wadanka iyo midnimadeena aan wada illaashano
wabillaahi tawfiiq
         qodax