DAAWO MUQAAL “Diiwaan Galintu Kama Dhacayo Awdal & Salal Xisbiyada Heshiika Gaadhayna Waa Isku Wada Reer (Beesha Dhexe) Anaga Waxba Nagama Khuseeyaan” Muuse Carab

Sep 22, 2014 Boorama(SM) -Siyaasi Muuse Carab Oo Sheegay In Diiwwwn Galinta Madaniga Ahi Aysan Ka Qabsoomayn Gobolada Galbeedka Ilaa Iyo Inta Laga Saxayo Tabashadii Madaxdhaqameedyada.