Daawo Muqaal: Wefti Uu Horkacaayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Galabta U Yimi Borama Si Uu Tacsiyeeyo Reerkii Sargaalkii Lagu Dilay Qorilugud A.U.N.

Sep 23, 2014 Borama(SM) – Wasiirada Wasaradaha Madaxtooyada, Arimaha Gudaha iyo Wasiirudawlaha Maaliyada oo ay weheliyaan Jananka Ciidamada Bilayska Somaliland iyo Masuuliyin kale, hadaba masuuliyiintan oo ujeedada socdaalkoodu ahayd sidii ay ugu tacsiyaynlahaayeen Marxuumkii lagu dilay deegaanka Qurilugud halkan ka daawo sidii ay u dhacday.