Shirkii-Africa & South America Conference-London

8

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

City of London & Landmark London Hotel  

City of London & Landmark London Hotel  

Businesses and Gov. of Africa & South America Conference -Summit-London.

9

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Shirka soconaayey London from 22-24-september oo ayka qayb galeen ka deb

Markii ay casumaad balaadhan ayka heleen (British Chambers of Commerce).

Mdx urur weyn ee COALITION OF HORN OF AFRICA DIASPORA IN EU & CEO at Pharma Global Ltd Mr. Huseen Al-Ishaaqi.

Beesha caalamka oo shirkaa London ee heer caalimi ka muujiyeen sida weyn ee ay SomaliLand ugu garab tagan yahiin Kobcinta dhaqaalaha Iwm.

Madaxa Yurub-EU- dhaqaalaha Africa ayaa qudbadiisii kaga hadlay “SL”,waxaa kaloo halkaas ka Hadley Eng Aabdinasir Garaad Abshir Saalax.

Shirkan oo lagu falanqaynaayay ganacsiga iyo Maalgashiga Africa,shirka qaybtiisii Labaadna Bisha (Oct) dhicidoonto wasiiro heer qaran somailland ka

Imandoonaan.shirkan oo shanti sandood ee tegey lagu qabtay London oo ah

“Finance Hub of The world”.Shirkan wadamo gaadhay 18 wadan ayaa ku sugnaa oo ayka mid ahaayen wadamo African & South America – SomaliLand,Ghana,Nigeria,Zimbabe & Brazil,Colombia ,waxaa UK joogay madaxa (Department  for International Development.Gov.UK.)

Shirkan oo Gogol xaadh u noqon doona shirka (oct) waxa uu ku dhamaaday

Isafgarad balaadhan iyo Somaliland oo aanu caalimka u soo bandhignay inay

Tahay wadan maal gashi buuxa diyaar u ah caalimka meelkasta.

 

 

 

Eng AbdiNasir Garaad Abshir Salax. 

COALITION OF HORN OF AFRICA DIASPORA IN EU

London-UK-2014

10 9 8 7 5 6 4 3 2 1