kursigaa madaxwayne silaanyoo waxaan kulahaa boqolkiba konton waxanaa ugu litaa wasiradaa somaliland kuwaa beshaayda kaso jeda halkaa wasirada kalee waxqabaad umujinen deganadodii

MAQAAL

kursigaa madaxwayne silaanyoo waxaan kulahaa boqolkiba konton waxanaa ugu litaa wasiradaa somaliland kuwaa beshaayda kaso jeda halkaa wasirada kalee waxqabaad umujinen deganadodii

waxaan salamayaa dhamaan somalilandarka
sigaraa waxaan usalamaya saxafada madaxaa banan

taladii iyo olalahi ka socday somaliland wakhtigii dahir riyalee jogay madaxtoyadaa waxaa laga daremayay dhaman goboladaa dalka oo dhan shiirar iyo olale, tasoo macnahedu ahaa aynu dahiir riyalee mashaa ka qaadno

waxaan wakhtigaa jogaay magalada burco iyo hargaysaa oo an kolba mid tagayay waxaa beshaaydaa kuso bodaay marqudhaa shirar iyo ololee ka dhan ah dawladi dahir riyalee tasoo odayaal siyasiyiin ganacsato dhalinyaroo aad u jibaaysan oo ku dodaya wa inan dahir riyalee ka qadna meshaa oo ku badalnaa silanyoo, wakhtigaa waax badaan kumaan darsaan laba goor ayaan shirar kala hadlay oo farintaydu ahaayd waar yaan la dag dagin ee aynu waax hubsano

arinta lagama hoos qadiin jibadi waxaa ay gadhay in lagalo dorashoo meel kasta oo beshaa habaryonis dagtoo waxaa uu ka helaay coodka ugu badaan mr silanyo
waxaa markibaa dawladnimadi la waregaay guruubyo aad modoo inaay meel ku xidhnayeen oo aad u dheraynaya cadifaad iyo waax iska celina ku jirtoo dadki kaso jedaay beshaydaa ee aadka u dadalayay ee aan laha war waaax hala hubsada, aya ano dalka debadisa joga ila so xidhidhay yago ka cabanaya mamulki ay dorteen

waxaan isyara dul tagayaa wasirada silanyo sidebay ugu kala warhayan deganadodi iyo dadki ay kaso jedeen wayo inta badan somaliland waxay ku dhisantahay qabayiil tasoo wasirada la magacabo had iyo jeer lagu magacabo beel

waxaan egaay wasirada waxbarashada ee somaliland sidebay u cawisay deganadii ay kaso jedaay waxaan xoog badan ka radiyay gudahaa wadanka taso isura gashay inan waxogaa ka ogadoo
lagaa bilaboo magalada sheekh iskuladeda iyo wax barashadeda waxaay isku dayday wasiraduu inay koor uqadoo xagaa aqonta dhisidaa iskulo cusuub uradintaa iskulka bodhinkaa oo ay ku amartay hayadaha wax barashada ka cawiyaa inay xoog saraan, laga bilaboo sheekh ilayo barbaraa waxaay ka dhistaay 15 iskun oo cusuub, barbara ilayo hargaysaa waxaay ka dhistay iskulo cusub oo gadhayaa 12, hargaysa gudahedaa waxay xoga sartay inay xojisoo isgulo xafadaha qarkod kuyalaa arabsiyo ilayo wajalee waxaay ka dhistay 10 iskun oo cusuub waxay dar dar galisay kor uqadista aqonta ee galbeedka ,
adban ugu amanaya wasirada wayo qofka masulki hadu xafadisaa dhisoo oo waxqabad u mujiyo wa wax qabaad qaraan tasanan ku amanayaa

wasirkaa dulista hawada waxaan aad ugu amanayaa shaqalahaa ilayo cerigabo ilayo saylaac barbara burco hargaysa gabilay gobolkasta oo uu ka shaqalaysiyo bishisaa wa ariin la wada ogyahay xukumadaa silanyo shaqalaynta xagaa xafada waxaa u qabilsaan wasirka dulista waxanan ku amanayaa inu kor uqaday dhisidaa shaqalahaa beshisaa oo meel aad u saraysa kaga jiraa shaqalaha somaliland

wasiirka ugu sharafta badan wasirada somaliland sacad cali shiree waxaan ku amanayaa qandarasyada iyo ilalinta inji oyada kaso jedaa xafadisaa ee sidaa ficaan uga qataa hayadaha wadanka mashariicdaa wanaa ku amanayaa wasirkaa inu so kiciyo xaga dhaqalaha ee reerkisaa

wasirkaa war fafiinta cabdilahi cukusee waxaan aad uso dhawaynaya kuna amanaya cayda iyo aflagadada uu beshisaa la hor fadhiyo wa arin canaa waxqabad lagasugo hadalkisa daa lakin afkisaan laga aman helin wana ku amanan yahay inu wax cayo

isku so wada duboo wasirada somaliland markaa mid kastaa aad hoos uu racdoo waxaad ugu tagaysa arimo u khasa waxanad arkaysaa isagoo ku fogaan arimo reerkisa sii uu wax uga tago oo lo yidha ho barigu hebel wasirka aha waxasuu no qabtay ila markaad eegto wasirka xagala tosiyee wa nin u tudhanaya rerkisa iyo wajigisaba ugu yaran tobaan tulo oo aan cafimad ka shaqayn jirin ayuu manta cafimad u sameyay wana ku amanan yahay

hadabaa wasirada beshaa h,yoniis kaga jiraa dawladaa somaliland ayaan donaya inan waxogaa ka yidhahoo cabdi aw dahiir wa wasirka xananada xolaha somaliland wasirka arimaha gudaha wa wasiir cali waran cade wasir ku xigeenka ganacsiga wa bashir cabdi carir wasirul dawlaha maliyada wa mr cadani iyo qarkalo badan
hadabaa marka lo ego daganada ay kaso jedaan wasiradani oo ah degaan aad u dheer ilayo hargaysa ilayo maydh ayaan haba yaratee wasiir ama masul ka gaystay wax qabaad anujiriin xaga arimaha bulshada sida wax barashada cafimadka shaqalaha qanacsiga ayan haba yarate anay kuba fikarin waxqabad iyo horumar lo sameyo bulshadan ka midka aha bulshada somaliland .

waxanaa ku muqanaysaa sidaa aay wasiradani anay cidba dan uga lahayn wasir walibana waxa u ushaqaysta dantisa iyo carurtisa wasiir cali waran cade labatan sanadod ayu aha wasiir, wasarad walbana wuu so maray halka ugu dhaw ee degankisii wa saba wanag iyo hargaysa bari halka ugu foogna wa xis iyo madh hadii uu mar uun xata laba qol oo iskul ah uu dhisi laha tarikhda aya lagu xusii laha iskaba da yaga hadalkoda wasiradan kaloo

hadaba waxaa ugu ayan daran reerkaa kuwasii wasirada u noqdeen ee siyasad iyo mamul wanaag iyo waxqabad ka sugayaan ninbaa yidhii waar hebeel mu dhimaan ninki kala yidhii ader wu dhiintee ka samiir waxaan leyahaay adeer kuwanii way inaga dhintenee ka samraa oo idinku degankina iyo bulshadinaa utashada

garaad cabdiqani maxamed cabdilahi