BEESHA MOHAMED SHIXISIXAAQ EE CIMRAAN WAXAY HIIL IYO HOOB LA GARAB TAAGAN TAHAY MADAX-WAYNAHA JMS AHMED MOHMED MOHAMUD SIILAANYO

AIbEiAIAAABDCM2gtPqLsNK1fiILdmNhcmRfcGhvdG8qKGU0ZjQwYjgxMDBlYmI0YTY3YzQyNmYyOTU0YTk4MTRkZDUzZTgzYWQwAZhxqk7Xadmc61FBOCpTbNEnRfd2

Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo Waxa Uu Mutaystaa In Mar Labaad Loo Sunto Hogaaminta Shacabka Somaliland , Waana Mid Ka timi Shacabka JMS , Madax-wayne Siilaanyo Waxa Uuna Si Bilaa Turxaan Ah Uu Qanciyay Dhamaan Beelaha Somalailand Dega Inkasto Meelah qaar Ay Ka Jirto Tabasho Aan Sidaa uu Sii Ridnayan.
Waxaa Maalmahan Soo Baxaayay Tabasho Ay Soo Gudbinayaan Meesha Mohamed Shixisixaaq Ee (Cimraan) Tabashadaas oo Salka Ku haysay Isiraac Siyaasadeeda, Mana Aha Mid Beeshu Uu Dhan Tahay Mana Ah Mid Lagu Raacsan Yahay Tabasahada Ay Soo Gudbiyeen Waa Mid Ku kooban Shikhsiyaadkii Ka Hadlaayaye Arintaas.
Hadaan Ka Mid Nahay Dhalinyarad Aqoonyahanka Beesha Cimraan Lama Qabno Fikrada Khaldan Ee Ay Soo Gudbiyeen shakhsiyaadk Danah Gaarka ah Wata , Waana Arin Aan Laga Fiirsan Kuna Degdegeen Ka Hadalkeeda ,
Dhawaan Ayay Ahayd Markii Dalwada Uu Gadhwadeenak Ka Yahay Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo Ee JMS Ay Sagaal Mashruuc Oo Isku Mar Laga Dhagax Dhigay Degamada Warcibraan , Taasian Waxay Ku Tusinaysaa Siday Dawlada Ahned Mohamed Mohaud Siilaanyo Gadhwadeenka Ka Yahay Ay Ugu Heelan Tahay Beesha Mohamed Shixisixaaq , Runtii Waa Wax Looga Mahad Celiyo Dawlada JMS Taasina Waxaan Filayaa In Ayna Qaban Indhaha Waxa Tabanaya , Mana Jirto Degmo Daayo gobol In Maalin Qudha Laga Dhagax Dhigo Sagaal Mashruuc, Waxayna ka dhacday Degmada WARCIBRAAN Runtii Waana Arin Horumarineed Oo Aanu Ku Garab Istaagayno Madax-waynaha JMS Ahmed Siilaanyo.
Runtii Waxaan Laga xumaado In Indhaha Laga Laabto , Ninkii Danno Gaara Wataan Kuma duulaayo Beesha Fikirkiisa iyo Afkaartiisuna Isaga Ma Dhaafsisana, Mana Aha Inu Magac Beesh Ku Adeegto
Markii Hore Waxaan Door Ku Lahayn oo Aan Geed Gaaban Iyo Mid Dheerba UU fuulnay Sidaan Madax-waynah Somalilanad Uu Soo Saari Lahayn Taasina Way Hirgashay.
Imikan Hiil Iyo Hooba Hadaanu Nahay Dhalinyarad Beesha Cimraan Waxaan La Garab Taagan Nahay Madax-waynaha JMS Ahmed Mohamed Mohamud Aadan Siilaanyo.
Madax-Wayne Waxaan Nahay Garabkaag , Hadaanu Nahay Dhalinyarad Beeshan Nagama Mutaysatid Waxa Dhaleecayn Ah Sidaad Waxa Uu Maamulaysaan Waa Mid Naqancisay Dhamaantay, Waxanad ka Rumaysay Himiladii Aaan kugu Dooranay Ee Bulshada Ay Beeshu Ka Mi Tahay Ku Caleemo Saartay.
Waxaan Xaal Iyo Raaligeln Ka bixinaynaa Cid Qasta Qofkasat iyo waliba Ruux Walba Oo lagu Aflagaadeeyay Qoraalkii aan Loo Dhamayn Ee Ay Soo Saareen Shakhsiyaadka Dannaha Gaara Wataa Waana Arin Aan Aaad Uga Xun Nahay Dhaleecayntii Loo Gaysatay Shakhsiyaadka Hawlahood si Sharafle Uu Gudanaaya , Waana Mid Aan Mar Labaad Iyo Mar Saddexaadba Xaal Ka Bixinayno
Dhalainyarad Beesha Mohamed Shixisixaaq EE CIMRAAN
cabdisamad_225@hotmail.com