Daawo Muqaal; Badhisabka iyo Isu-Duwaha Wasaradda Xananada Xoolaha Togdher Oo Kulan Wacyi-Galin ah la Qaatay Dadka Degaanka Banka Aroori

Daawo Muqaal; Badhisabka iyo Isu-Duwaha Wasaradda Xananada Xoolaha Togdher Oo Kulan Wacyi-Galin ah la Qaatay Dadka Degaanka Banka Aroori

(Salaanmedia.com) -Dadka Xoolo Dhaqatadda Ee Degaanka Banka Aroori ayaa iyagu Shegay in Wasaradda Xananada Xoolaha Looga Baahan Yahay inay Soo Bandhigto Qaabka Loo Seerayo Bankaasi