Imtixaanaadka Shahaadiga Ah ee Dugsiyada 4-aad iyo 8-aad Oo Shaaca iyo kala Saraynta Ardayda

Imtixaanaadka Shahaadiga Ah ee Dugsiyada 4-aad iyo 8-aad Oo Shaaca iyo kala Saraynta Ardayda

dauuud-150x150

Hargeysa ( Salaanmedia.com )-Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland ayaa si rasmi ah maanta ugu dhawaaqay Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada Sare iyo
Dugsiyada Hoose ee Fasalka 4aad iyo Fasalka 8aad ee sanadka 2013 Ilaa 2014.

Ugu horeyn Wasiiru Dawlaha Waxbarashada ayaa Furitaankii Munaasibada lagag dhawaaqayey Khudbad koobanka jeediyey waxaanu ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha Imtixaanaadka Mr Daa’uud Si faah faahsan ugu dhawaaqay.
Halkan ka akhri sidii ay Iskuulada Somaliland ugu kala guulaysteen Kaalmaha Hore.

IMT