Dhagayso…Fanaanad Nimco Degan Oo Qaaday Hees Lagu Aflagaadeynayo Guddoomiyaha WADDANI Iyo Murashaxa Madaxweynaha UCID

Sep 29, 2014 Hargeysa(SM) – Abwaan Dhaglas oo Sameeyey Hees uu ku aflagaadaynayo Guddoomiyaha Waddani iyo Murashaxa Madaxweynaha UCID, waxaana ku luuqaynaya Fanaanada Nimco Degan dhagayso oo u fiirso..