Su’aal ku socoto dhamaan shacabka soomaliyeed una baahan in laga jawaabo?

Daawo Muqaal cajiiba…Wariye Abdihafid oo katirsan Universal TV Ka Difacaya Aflagaado toosa oo Loo Gaystey Ummadda Somaliland,arin kudayasho mudana wariyuhu sameeyey…!!!

Su’al ku socoto dhamaan shacabka soomaliyeed. Maxay ku dhacday in laba jago ee Somalia u sareeya inay isku dhiib dhiibaan qabiilada  waa wayn, ma dhaxal awoowe bay u heleen mise dhaqtar baa u qoray?

Maxaa loo waayay ama ay u dhici wayday in qabiilada laga tirada badanyahay sida beesha Jareer wayn, Gabooyaha iyo Beesha Banaadiriga(cad-cadka) inay xilka qabtaan. Iyagoo laga helayo shaqsiyaad qaban kara xilalka sare ee dawlada Somalia?

Sidaan ognahay qabiiladan kama qayb qaadan dagaaladii sokeeye ee wadanka ka dhacay. 
Waxaana hubaal ah inay ka soo bixi karaan xilka waayo qaban karaan, waa muwaadiniin waligood dulmanaa musuq maas
Musuq maasuq aan aqoon.

2014 ma cadaalad baa in taas jirto. 
Fadlan fikirkaaga ka dhiibo, hadaa tahay muwaadin danaynaya danahan dalkaaga iyo dalkaaga.

Fiiro gaar ah: ogow fikirkaagu waa muhiim u hiili qarankaaga mahadsanidiin.

By Abdihafid Mahamud Jama 
England London