PUNTLAND OO KAQAYBGASHAY SHIRKA MAALGASHIGA AFRIKA IYO MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO LONDON KUSOO LUGO’AY.

HABIIL

Waxaa maanta kafurmay shir weynoo ay kasoo qayb galeen madaxweynayaasha africa ugu muhiimsan ee uk ay xidhiidhka wacan leeyihiin waxaan lagu qabtay shirka maal gashiga africa oo runtii muhiimu ah xukuumadaha africa kajira ee reer galbeedku taageeraan, shirkaan waxaa dawlada somaliya soo wakiilatay raysal wasaarihii hore ee somaliya imikana ah madaxweynaha dawlad goboleedka puntland, siyaasada somaliya waxaa maanta gacanta kuhaya dawlada uk oo iyadu bixisa dhamaan ciidamada booliiska somaliya mushaharkooda somalilandna ay kujirto sida RRU oo uk bixiso lacagtooda, safiirka UN ta ee somaliyana waa nin ingiriis ah isagaana keenay xukuumada maanta kajirta muqdisho raysal wasaaraha somaliyana wuxuu soo wakiishay in puntland madaxweynaheeda uu uga qayb galo shirka iyadoo la adeegsanayo nik kay ayaa lagu guulaystay in dawlada uk laga dhaadhiciyo inay aqbasho puntland delegationkeeda oo somaliya katirsan, taasoo raysalwasaaraha somaliya awood dheerada siinaysa xaga muqdisho, dhinaca kalena daciifinaysa awooda madaxweynaha somaliya, islamarkaana fashilinaysa xidhiidhkii beenta kusalaysnaa ee uk iyo somaliland taasoo dhirbaaxo culus ku ah madaxweynaha dulman ee somaliland oo hawlgab ah waayeyna siyaasiyiin khubaro ah oo latoosiya siyaasada baaxadagaysa ee somaliland, waxaa halkaas inooga cad fashilka weyn ee ku yimi xukuumada somaliland maanta kajirta oo xitaa hanan kari weyday inay dawlada uk ka dhaadhiciso inay shirka africa soo dhex fadhiistaan. taasoo cadaynaysa in dawlada uk ay somaliland u aragto maamul fashilmay oo qoys iyo wiilal u adeega ay talada dalka iskaga tasarufaan waxmicno ahna aanay lahayn kuna qasbanyihiin inay safiirka uk ee somaliya maqlaan,  waxaana lasoo abaabulay shir aan macno badan lahayn oo ay shirkado somaliland ah ay hogaaminayaan in laga horaysiiyo shirka africa si loogu been guuro shacabka somaliland taasoo ah khiyaamo qaran oo shacabka somaliland laga galay ishaadaana kuu macalina maanta in wafdigii oo kala socda habqana ah ay kala tageen qaarna somaliland kunoqdeen qaarna ay denmark kaqaybgalayaan shirka federaalka somaliya loo qabanayo.                                                                                     hadaba shacabka somaliland ha ogaadeen siyasada beenta kusalaysan ee lagu maaweelinayo iyo dalkoodii inuu meel xun kusocdo go’aana hagaadheen.                                                                                                                                                                  

Gudoomiyaha xisbiga shacabka Geeska Afrika                                                            

 philosopher;

Haabiil Cabdi Haybe.