Jawaab ku socota Ninkii Qoray maqaalkii ahaa : Maxay tahay sirtii ka danbeysay Tanaasulkii madaxweyne siilaanyo ee muranka dheliyeey? Ee u Qoray cabdi casiis Bashiir Nuur. bashiir

Jawaab ku socota Ninkii Qoray maqaalkii ahaa : Maxay tahay sirtii ka danbeysay Tanaasulkii madaxweyne siilaanyo ee muranka dheliyeey? Ee u Qoray cabdi casiis Bashiir Nuur.

bashiircid kastaa oo wax qortaa waxaa waajibku ah inay ilaaliso anshaxa wax qoristaa. Maadaama oo aynu nahay dal ay dimuquraadiyaddi ka hana qaada.waxaay inoo sahashay inay la is-dhaaf-saddo fikiradda sax-da ah . hadaba sababtaa aan uu beeninaayo ama aan ugu jawaabaayo ninkii qoray maqaalkii ahaa Maxay tahay sirtii ka danbeysay Tanaasulkii madaxweyne siilaanyo ee muranka dheliyeey?

Sababtu waxaay tahay cabdi casiis bashiir nuur Waxaa maqaalkiisa ku jiray.ereeyo aanan la jecleysan.sxb-kay cbadi casiis bashiir Nuur.oo ah weriyaasha aan taageero maqaaladood.balse maalintii u qoray maqaalkaas.waxaan diidey waxaa uu yidhii

1 ,marwadda wadanku talaada ayeey wax weyn ku leedahay.taasi waxaan u arkaa meelka dhac aan lo baahneyn inla sheeg-sheeg-go Hooyooyinka.
2- Waxaa kale oo ku jirey maqaalkii cabdi casiis bashiir Nuur U qoray.madaxweyne siilaanyo waxaa uu xaaladda caafimaad u Joogga dalka Uk- taasina waxaan leeyahay saaxiib.hadduu siilaanyo xanuun sanaayo waxaa inaaggu waajib ah in aynu u duceyno balse mahaa in aynu sheeg-no .
3 waxaa ka mid ahaa ereeya meel ka dhaca ah ee aan diidey.ee u qoray cabdi casiis bashiir Nuur waxay ahayeen.waxaa uu Yidhii wasiirka wasaaradda,oo ulaa jeedo.xirsi,ayaa raysal wasaare ayuu yahay.waxaan leeyahay.saaxib xirsii wuu u qalmaa inuu noqdoo raysal wasaare.
5 waxaa ku jiray mid kale oo ku saab-saney.wasiirka madaxtooyadda oo ahayd. Madaxweyne siilaanyo waxaa uu tanaasulayaa,wasiirkiisa madaxtooyadda taasina waa nasiib darro ayuu ku yidhii,maqaalkiisaa.waxan leeyahay saaxib xirsii xaqbuu u leeyaha inuu madaxweyne Noqdo.laakiin sxb aadigga waxaad tahay weriye,waliiba waxaad leedahaday,hayadda warbaahineed. Hadaanan khaldaney la yidhaahdoo. http://xogreebnews.com/ sidaas oo ay tahaynaa waa inaad qirtaa qofka wanaagsan iyo waxaa uu xaqa u leeyahay. Xirsi waa mujaahid aad u qaali ah isaago kazoo qayb galay dagaalddi dalka lagu xoreeyey.isaaggo aydaa u galay sidii wadanku xor u noqon lahaa markaas hakusoo deg0degin baal ku leeyahay yaanad xabsiga liinta ku cabin

Cidi ka hortiimadda waa la taxaabayaa la soco saaxibkayoow Dalka anaaga ayaa xaysanaa
Siilaanyan waxaa uu xaq u leeyahay waa inuu dalka ka taliiyo mudoo dheer.oo ah intii inaa cigaal joogay iyo intii daahir Joogaybaa

Qalinkii
Qaasim cali Guuleed
Qaasim4422@gmail.com
Hargeisa/Somaliland