Waa maxay sababta cali khaliif u tagey itoobiya

 

cali-qaalif2asc dhamaan bulshada somaliland waxan qalinka u qaatay inaan ka hadlo
arinka cali khaliif u tegey itoobiya sida wararku nagu soo gaadhayaan
dabcan ciidamada somaliland way ka warhayeen inuu soo galo buuhoodle sida waraka
shegayaan dawlada itoobiyana waa la socodsiisay inaany is hortaagin oo ay dhaafiso
somaliland xuduudeeda waayo waxba uma soo sido xitaa dadka degaanka iyo itoobiya
oo uu marba u baxsanayo taasna waxay wajigabax ku noqotay itoobiya markii sida la sheegay
waftigii dhawaan tegey wasiirka arimaha guduhu si adag ula hadlay itoobiya isgoo sida la sheegay
af cad ku yiri nabada mandaqada ma ka wada shaqaynaa mise annana dhankaygaanu isirraac ka
bilownaa ilayn itoobiya dadkayagii baa degenoo ma sheeganee ,jabuuti ma sheganee ninka somaliya
parlamenkeeda ka tirsan ee dalkayaga dagaalka ka dhex wada ee idinka idin soo galaya maxaad ka
damacdeen nagu soo wareejiya itoobiya oo ka cabsi qabta in somaliland hadii dhibaato ka dhacdo
ay dhibatadasi samaynayso oo dadku xaga itoobiyana dhibka ka bilaabayaan jabhaduhuna is kaashanayaan
xitaa jabuuti lafteeda somaliland hadii ay xumaan ka tirsato ay mucaaridka fadhiisin ka siin karaan sland
ilayn iyagaba itoobiyey fadhiyeene somaliduna waxy tidhaahdaa walaakaa walaal u lahow cadwgagana cadow u lahow
hada xaalka cali khaliif waa JIQ in jeel la dhigana u dhow wararka qaar ayaa sheegaya in bal itoobiya wax u liqinto
waatan doorasho ka dhacayso somaliya 2016 taas oo aan hayn doorasho one man one vote balse ah tii horeba somaliya
uga dhici jirtay odyaal afarta waaxooda ah iyo badhka oo laysu keeno dabeedna qof doorta hadba ninkii caalamku wato
ama america sida la sheegayana waxaa hada sharaxan ama xilkaa sugaya madaxweynihii hore ee somaliya shiikh
shariif ,sh ,xasan oo maraykanku wato halka la doonayo qofkii lala soo saari lahaa ama raysal wasaare ama madaxweyne xigeen
oo itoobiya isledahay bal cali khaliif arinkaa ku qanci inkastoo sida la shegayo somaliya iyo caalamku ogolayn qar beesha
daarood ahina ka soo horjeedaan sida putland .majeerteen ,ogaadeen ,iyo mareexaan maxaaba u yaal
waxaana meesha taal hadii arinkaasi suuroobi waayo in dawlada itoobiya gacanteeda ku hayso lana socoto dhaq,dhaqaaqiisa
mar danbena loo ogolaan inuu cariga somaliland cagaha soo dhigo hadaba waxaa isweydiin leh maxy samynayaan qoladii
uu tanaga madhan u tumaayey iyo dawladisi uu magcaabay ee aan meela joogin ee kala yaacday sida sawirka ka muuqata
waxa uu tolkii ka wataa waa intaas ay jifida hoose isku yihiin ee sida wajigabaxa ah u macasalaamaynaayey indho gulucle
ku sii eegaayey ilaaho karaamada hanaga qaadin maxaan la taliyey maxaan wax u sheegay -bulshadu iga dhoohanaa warkaygu ka daahanaa.hady hady hady i maqlilahaayeen meel bayba gaadhilahaayeen .hada iyo dan dhulbahantow qolada khaatumooy
cali khaliif tag eelse ma reebin hubka inaga dhiga oo dadkina dhinac ka raaca somaliland waynagii odhan jirnay waa GAALO
WAA USOO JEESTEN NIMANKII INGIRIIS CARE OO WAXAY KU BALAN QAADEEN INAY SOMALILAND BARWAAQO GADHSIINAYAAN
IYO BADHAADHE WAAD ARAGTAAN shiraka loo qabanayo ee aan somaliya loo qaban maanta waad aragtaan wasiirka jooga ee
dhinaca dhaqaalaha ingiriiska u qaabilsan shirkii ururka umulisooyinka waad arkayseen ee dawladaa la aqoonsan yahay
loo qabto runta aynu usu sheegno somaliland waa dal la aqoonsan yahay somaliyana waa la mada daalinayaa nabad lagama rabo
inana waxba ka noqonmayno ina DAFLE OO XIDID LA AHAA SIYAD bare ayeynu ku lahayn oo aan waxba inoo qaban ilaa
intii somaliya jirtay hal wasaarad laascaanood kuma ool iyo dhisme dawladed oo qurux leh maantana kaalay arag
waar tolow colka jooga waar reer buuhoodlow walaahi waan idinka naxay maalin aad mudaharadayseen sidaad tihiin
waar dumarkii quruxda lahaa ee dhulbahante miyaanay kuwani ahayn baan is idhi mise waa reer xamar reer jawhar
madowga iyo diifta bal eeg laska maanta dadka ku nool quruxdooda waar bal marka somali iska daaye hawiye is raaco
iyagiibaa ABGAAL IYO HABARGIDIR isu haya oo lahaa yaan hubkayaga ku wareejinaa ma abgaal oo xiligaa lahaa
dibuheshiisiinba ma dhicine yaanu hubkayaga ku wareejinaaye bal indhaha kala fura oo marka somaliya is racdo
waynuba ka go,iye bal inta somali dhaba la helayo dantiina haka boodina idinkaaba jeclaan doona sida SAMAROON
SIDA HADBA REER LAASCAANOOD ujecel yihiin dawlada marka aad dawladnimada dhadhamiso ayeydin jeclaan
waxan hadalkayga ku soo kobayaa xiligan maaha xili jabhad iyo urur iyo wax la sameeyo si kale wax u dhiga
masgax cafimaad qabtana la kaalaya somalilandna ka mid noqda dalku waa sland dal ma guuro ee dad baa guura
ninkii dhulbahante ee aan somaliland rabinow anigaaba leh ee ka guur oo waxaad aadaa jubooyinka iyo shabeele
waxaynuna is dhaafsanaynaa dirka koonfureed iyo hartiga somaliland bal sidaa ka warama oo hadii somali jacyl idinhayo
kuwaa u taga oo kuwan ay dhibayaan iyana hayska soo direen fikirkaa yaa igu raacsan dadka wixii is rababa halaysu geeyo
qof walba qofkuu rabo ha raaco waxan lee yahay waxaynu samaynaynaa -ii doori- bedel change-kla bedelasho dad

tuse-toosiye-tilmaame
xudun .sool.sland
jama adan mire
wa bilahi tawfiiq -shar ilaahow naga hay khayr ilaahow na sii