OGAYSIIS:Ku Baro Qur’aanka Kariimka Online Meel Kastoo Aad Aduunka Ka Joogtoa

xayeysiis

Bushaaraddaan idiin sido idinkuna bilkhayr dhaha marabtaa inaad ku barato
quraanka adigoo joogaa gurigaa xafiiskaag hadii ay jawaabtu tahay haa la
xidhiidh oo hore u gaadh markiska daarul cilmi oo ku caan baxay barista
quraanka ka riimka ah

*Markisu Daarul Cilmi*   

waxaa kuugu diyaara macalimiin somaliyed oo kubari doona Quraanka oo kuugu dhigaya tajwiid lana xifdiyayo lalana
subcinayo ardayga,waliba macalimiintaasu khibrad dheerada u leh sida loogu
dhigo onlineka waxbarashadan kala duwan, waxaa intaa kuu dheer dhamaan
shareecada islaamka oo laguu dhigi doono, qofkaste meesha uu laqabsankaro
,waxana dugsiga wax kadhigankara dhamaan qaybaha bulshada, qof yar iyo qof
waynba rag iyo dumarba.

sidoo kale machadku waxaa uu siiyaa waalidiinta iyo caruurtaba dhiiri-galin
tartan aqoomeedyo iyo tababar Xagga Diinta ,Dhaqanka iyo Af-soomaaliga

Takale machadku waxaa uu bixinayaa luqadaha sida Arabiga , Englishta ,
somaliga iwm, sidoo kale waxaa uu dhigaya xisaabta isaga oo machadku kugu
baridoon xisaabta luqado kale duwan sida English, carabiga oo lagugu
sharaxayo xisaabta herarkeeda kala duwan.

 
*Wixii faah faahina kala xidhiidh *

*TELL:525261 Mobil:0634211296* Ama  Emailka :Shabcanali@gmail.com