Haayada Sopha Oo Magaalada Burco Ku Qabatay Munaasibada Bulshada Lagaga Wacyigalinayo Khatarta Cudurka Ebola

Burco (Salaanmedia.com) Haayada Kamida Haayadaha Caafimaadka Ka Shaqeeya Oo Marka Magaciisa La Soogaabiyo Loogu Yeedho Soofa Ayaa Habeenimadii Xalay Huteel Golis Ku Qabatay Munaasibad Bulshada Lagaga Wacyigalinayo Khatarta Cudurka Ebola Oo Ah Cudur Dhawaan Ka Dilaacay Galbeedka Afrika
Halkan ka Dawo Warkan Oo Dhamaystiran