Xildhibaanka Da’yarka Iyo Hormoodka Golaha Deegaanka Burco Xildhibaan Abdilaki

AIbEiAIAAABECITRr7KchtTGuAEiC3ZjYXJkX3Bob3RvKihlMTU3ZGZhZjU0NWNhYWZkNGYxMTAyMjRjNGE4ZGU4MTEzYWEzYzk5MAF4AucGm4vvo8_uxX-QhhWGzfK1lg

Golaha Deegaanka Burco Waa Gole imika Uu Istaagay Horumarka Gobolka Togdheer, Waxaan ka Dhex Muuqda Xubo Dhalinyaro Ah Oo Horboodaya Golaha Deeganka Gobolka Togdheer, Xildhibaan Abdilaki Waxa Uu Ka Mid Yahay Foolaadka Hormoodka Golaha Deeganka Gobolka Togdheer Waa Mid Ka Dhabeeayay Hanaankii Iyo Caleemasaarkii Shacabka uu Doorteen Waxa Uuna Ka Midha Dhaliyay Himaladiisi Iyo Waliba Hiigsigii Umada .

Waa Mid Ku Xidhana Dhalinyarada Gobolka Meelkasta Oo Ay joogaan Waa Aqoonayhan Uu Istaagay  Hormoodka Dhalinayarada Waa Siyaasi foolaad Ah Waa Xildhibaan Ku Dayasho Mudan Waxa Uu Ka Shaqeeyaa Isku Xidhka Dhalinyarad Wax La Qabashada Dhalinyarada , Wuxu Mar awalba Garab Istaaga Dhalinyarada Waa Xildhibaan Aan Iska Shex saarin Shacabka Doortay Ee Gobolka Togdheer.

Waa Xildhibaan Bulsahada Gobolka Togdheeri Ku Kalsooon Tahay Waa Mid Ka Mida Ah Indhaha Iyo Hormoodka Ay Galaha Deegaan Burco Ku Dhaqaaqaan ,Waa Halbowlaha Golaha Deegaanka burco Waa Xidhibaan Aan Uu Dulqaadan In In Yar Oo Tacadi Ah Lagula Kaco Shacabka Gobolka Togdheer.

Waxa Uu Ka Midha Dhaliyay Falsafadiisi Iyo Hiigsigiima Gobolka Togdheer, Waa Aqoonyahan Uu Soo Kacay gobolkan Togdheer Waa Xildhibaan Tusaaale Uu Ah Dhamaan Xildhibaanad kale Ee gobolka Togdheer  Waana Xildhibaan Ku Dasho Ka Mudan Dhamaan Golaha Uu Hormoodka Uu Yahay.

Waa Siyaasi Aqoonyahan Da’yar Oo Uu Soo Kacay Gobolka Togdheer, Waxayna Bulshada Gobolka Togdheer Si Gaar Iyo Si Guudba Uu Ogsoon Yihiin Guulaha Muhiimka Ah Ee Uu Soo Hayay Gobolka Togdheer Haybada Iyo Sharafta  Ku Dheehan Xidhibaan Abdilaki Waa Mid  Ka Guuxaysa Maanka Bulshada Gobolka Togdheer.

Waxaa Intaas Uu Dheer Marku xilkiisi Si Fiican Uu Gutay Intaa Kuma Eekan Ee Waxa Uu Geed Dheer Iyo Mid Gaaban Uu Fuulaya Horumarka Gobolka Togdheer, Arinta Ugu Muhiimsani Waa IskuB Xidhka Dhalinyarada Gobolka Togdheer Gudaha Iyo Debada Waxaan Taasi Amaan Iyo Mudnaan Ku Mutaysatay Xildhibaan Abdilaki .

Gunti Iyo GebaGebadii Xidhibaan Dadaalkaag Waa Mid Ay Kugu Garab Taagan Yihiin Dhamaan  Bulsha Waynta Gobolka Togdheer.

Gaar Ahaann Dhalinyarada Gobolku Waa Mid Ogsoon Dadaalka Aad Muujisay Waan Mid Ka Farxisay Dhalinyarada, Hore Uu Soco Insha Allah Doorka Danbena Golaha Wakiilada Ayaa Dabkaagu Ka Bixi Doona .

Abdizamad Hassan Macalin

 

Hargeisa/Somaliland

 

Cabdisamad_225@hotmail.com