MUSHARAXA GOLAHA WAKIILADA JAMHUURIYADA SOMALILAND 2015 EE G/SAAXIL CABDIKARIIM SICIID CAWAD (MUSHARAX MARAYARE)

 
unnamed

 

​Anigoo ah cabdikariim siciid cawad (marayare) waxaan idiin cadaynyaa inaan utaaganhaya jagada musharaxnimo ee golaha wakiilada somaliland 2015 ee gobolka saaxil 

waxaanan taageerayaashayda asxaaabtayda ucadaynayaa laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 10/24/2014 inaan si rasmi ah ugu dhawaaqay inaan ahay musharax 

waxaan idinka rajaynayaa inaad soo dhawaysanaan anigu waxaan rajaynayaa inaaan guulaysto inshalaah