Silaanyo haduu doonayo dagaalo sokeeye iyo Somaliland oo bur-burta mudo korshis ha samaysto hadii kale doorasho 2015 Abdi Mustafe

SIILAANYO
Silaanyo hadaannu tartami kareyn oo uu ogyey in aan cidi cod siineyn ma wuxuu garan waayey haduu isku dayo mado uu kordhisto in dalka dagaalo sukeeye ka dhici doonaan oo mid nimada Somaliland halkaa ku bur-buri doonto. Amina Weris haday dumarowday oo is leeday RRU iyo ciidanka ayaa xukuntaan oo cid walba waa jiidheysaan ee mudada kordhista wey suurooneysaa ee xoog mudada laguma korodh san karo. Qoyska Silaanyo sharafta ayey iska xayuubinayaan oo shicib kina wada ogaa in aanay dalka dan ka lahayn dabeed doorasho inay qabsoontaa waa qasab. Sababtoo ah sida xaalku yahay iminka haday doorasho dhici weydo dagaalo sokeeye oo Somaliland bur-buriya ayaa ka dhici oo qoyska Silaanyo na ay kursiga ku waayaan. Xirsi iyo Suleiman gaal iyo Amina Weris waxay lugoynayaan Silaanyo oon tamar hayn oon tartami kareyn ayey been u sheegayaan inay xoog mudada ku kordhisanyaan. Sidaasi waa dalka sidii dagaal uuga dhici lahaa ee iyagana suuqyada loo jiid-jiidi lahaa. Xukuumada joogta waxa inagaga filan kol haday doorashada ka war-wareega is yidhaahdeen in ay tahay xukuumad waa halkii Silaanyo ee UF la yidhi oo la wada nacay. Amina Weris oo ah qofka Silaanyo iyo Xirsi ka nasan kari waayeen baa khayaali ku nool oo isla Somaliland si qasab ah baydin ku sii xukumi. Talow yaa u sheega in iyada nafteedu ay khatar ku geli doonto haday shicibka kala xishoon weydo mudada in loo kordhiyo oon sinaba suurta gal u ahayn.
Beel qudha oo ay is leeyiin cod baa ka heleysaan ma jirto xitaa labada beelood ee ay Silaanyo iyo Amina Weris ka soo jeedaan.  Amina Weris waxaan leeyey i arkaay i arkaay waxa xigta i qariyaay i qariyaay.
Ama doorasha qabta ama dalka dhaafa maanta waa maalintii la idinka awood roonyey oo waa maalintii shicibka oon cidina is hortaagi kareyn. Amina Weris waxba yaan lacagu kaa bixin kursi danbe oo fuushanaaneysaan ma jiro e.
Abdi Mustafe 
abdi_mustafe123@yahoo.com