Gandi Library hadii bakhaaro loo bedelo macnaheedu waa dhalin yaradu ha tahriibto by Abdi Mustafe

Unknown

Ilma Farah should not even think of Gandi Library. Aqoon la’ani waa iftiin la’an .. Waa aqal iyo ileys la’an
Siday uuga fikireen boqcad tacliineed qaata oo bakhaaro ka dhiga weliba iyagoon baahiyi u geyn. Miyaanay skuulo soo marin oo aanay garanayn qiimaha tacliintu leeday. ilma Farah Xarbi wax aan u cuntami doonin oo magac xumana ku reebi doona oo dagaal Hargiesa ka dhaca sababi kara miyey ka xishoon waayeen. Gandi Library qoys malaha ee waa public Library Hargiesa leeday. Hadii Silaanyo iyo qoyskiisa iyo Suleiman oo isa soo qaawiyey maal mahan midna shicibka ka xishoon waayey oo ay idin odhan waayeen hadaa Gandi Library qaadataan magac xumo ayaa reerka uuga jirta waxaan dhawaaq sare idiinku sheegayaa in aanay marnaba suurtoobayn in Librarigaa u bedeshaan Bakhaaro.

Waxay noqon goob aan lagu ledin oo la dumiyo wixii bakhaara ah ee laga dhiso, waxay noqon goob lagu dagaalamo, waxay noqon meel dhiig ku daato, idina suuqa ayeydin mari kari waayi. Maaha reer baa idinla dagaalamaya ee reer Hargiesa ayaan ogolayn in adeer kiin idin soo siiyo goob dhalinyardu wax ka barato. Xukuumada joogtaa waxa shicibka kaga filan fool xumadan ay Gandi Library qabyaalad uugu siinayaan ilma Farah Xarbi. Wixii reer Hargiesa ihi ha ka dagaalamaan hadii Library gaa la siiyo ilma Farah Xarbi oo weliba goobaha kale ee ay Hargiesa ku leeyiina ha la gubo haday u dhawaadaan inay ummada indha tiraan oo tiriigaa iftiimaya ka baqtiiyaan. In Library ga eexasho lagu siiyo ilma farah Xarbi garanay anana waxa nala gudboon in goob wal oo ilma Farax Xarbi Hargiesa ku leeyeen aannu gubno haday ay faraha kala bixi waayaan Gandi Library. Ha la galo dagaalada oo ha la gubo goobaha ilma Farah Xarbi. Silaanyo ma RRU buu odhan ilaaliya bakhaar walba. ilma Farah Xarbi bay ku xidhantay inay nacad gelyo Hargiesa ku degenaadaan iyo inay ka doortaan in ay duli nimo ku joogaan.

by Abdi Mustafe 

abdi_mustafe123@yahoo.com