Xildhibaan Bukhaari iyo xildhibaan Ruush Caraale labadaba waxa magac yadooda loo diray ha’daha argagixisada daba galka ku sameeya Abdi Mustafe

MAQAAL

Xildhibaan Bukhaari iyo Xildhibaan Ruush labaduba waxay ka mid yihiin dadka xag jirka ah ee xidhiidhka la le argagaxisada waxana magac yadooda loo gudbiyo ha’do gaara oo daba gal ku sameeya oo xaqiijiya dabeedna u sii gudbiya wadanada ay had iyo jeer tagaan si loo qabto. Bukhaari waxa dowlada ingiriisku durba soo ogaatay in uu wadan kooda ku soo galay markii uugu horeysay passport nin kale leeyey aynna sugayaan inta uu dalka ingiriiska dub uugu soo laab mayo. Xildhibaan Bukhaari ilaa hada waxa dowlada Ethiopia xaqiijisay in uu hubka koontra baanin jiray oo uu weli xidhiidh la leeyey ciidamada xag jirka ah ee ka dagaalama Somalia. Labaduba waa reer miyi aan hore mar la doonayn in ay Somaliland gaadho oo waxay ku xidhanyiin wadaadada ka xanaaqa in dimuqraadiyadi ka dhalato Somaliland iyo Somalia waana war xaqiiqa hawsheedana aad baa loogu guda jiraa.

Aniga oo journalist ah by proffession ayaa ka mida dadka aad wax uuga qoraayey mudo dheer oon warar badan ururinaayay iyaga iyo qaar kale oo wasiiro Somaliland ka tirsan ah. Khilaafka wakiilada waxay labaduba u diidanyiin waa niman aan lahayn xirfad kale oo ay ku shaqeystaan marka wakiilada la kala diro oo sidaa darteed bay Somaliland kabaha uuga jarayaan. Midkoodna skuul hagaagsan sooma marin ee intii afsomaliga wax lagu dhigayey ayey dugsiyo hose iyo mid dhexe galeen intaa ka dibna wadaado ayey noqdeen. Bukhaari isagu masaajid Ceerigabo ah ayuu axaadiista bukhaari ka marin jiray. Ruush na isagu kontrabaan iyo dilaalis buu ku shaqeysan jiray golahana waa looga dhintay ee doorasho kuma soo bixin. Waa laba dib jir si qoto dheerna waa looga shaqeynayaa in ay argagixsada isku xidhanyiin waxaana la ogaan doonaa waxan aan soo qoray marka uu Bukhaari is yidhaa ingiriiska ku noqo ee Airportka laga qabto ayaa lawada rumaysan hawshan.

bdi Mustafe <abdi_mustafe123@yahoo.ca