Barcelona Oo Afka Ciida Loo Daray,Messi Oo Gool La’aani Ku Dhacday Iyo Real Madrid Oo Guul Muhiim Ah Gaadhay.

Barcelona Oo Afka Ciida Loo Daray,Messi Oo Gool La’aani Ku Dhacday Iyo Real Madrid Oo Guul Muhiim Ah Gaadhay.

thumb

(Salaanmedia.com)-Kooxda Barcelona,oo in muddo ah Hogaanka Horyaalka Spain,hogaaminaysay,ayaa lagala wareegay,kadib markii laga badiyey
Kooxda Barcelona,oo in muddo ah Hogaanka Horyaalka Spain,hogaaminaysay,ayaa lagala wareegay,kadib markii laga badiyey. Kooxda Barcelona oo martigaisay kooxda CalticVigo,ayaa waxa ay ku dhammaatay guushuna ku raacday kooxda Caltico Vigo,oo ku badiyey 1-0,oo Saddexdii dhibcood sidaas ku qaatay,iyada oo kooxda Barcelona guul daradii labaad ee isku xiga la kulantay, taas oo todobaadkii hore kooxda Real Madrid ka badisay. Dhinaca kale kooxda Real Madrid ayaa si rasmiya hogaanka Horyaalka Spain la wareegtay, kadib markii ay Afar gool ku badisay,taas oo Barcelona oo dhibic qudha ay ka hoosaysay laga badiyey,iyana ay badisay,waxaana gool dhalintii sii dheerastay C.Ronaldo,oo afarta gool ee kooxdiisa uu mid ka mid ah dhaliyey,halka uu Messi goolkii qudha ee uu u baahnaa uu dhalin kari waayey.