Daawo Sawiro…Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha Xafiiska Waddani Hargaysa Yasmiin Raygal oo London soo gaadhay ….

IMG_6719

Waxa maanta oo Axada 16.11.14 kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Heathrow Intermational Airport Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed Iyo Agaasimaha Xafiiska Waddani ee Hargaysa Marwo Yasmiin Raygal, Garoonka caalamigaa ee Heathrow  waxa kusoo dhaweeyey tageerayaasha Xisbiga Waddani iyo qaar ka mid ah shacabka reer Somaliland ee dalka Iingiriiska.

IMG_6735  IMG_6679 IMG_6676 IMG_6675 IMG_6646 IMG_6624 IMG_6736

IMG_6721

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Mudane Axmed ayaa ugu horey aad ugu mahad celiyey sida wacan ee loo soo dhaweeyey aadna uga mahad celiyey tageerayaasha iyo madaxda Xisbiga Waddani UK. Mr Axmed waxa uu war bixin guud kaga waramay xaalada Somaliland guud ahaan gaar ahaan waxa uu ka hadlay dhibaatadii ka dhacday Barlamaanka Somaliland iyo Inqilaabkii fashilmay waa sida uu hadalka u dhigaye,waxaanu ka Tacsidayeey dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmayba,Waxa kale oo uu mahad celin u jeediyey xildhibaanadii kasoo hor jeestay Inqilaabkii fashilmay ee ka dhacay golaha Barlamaanka.  Waxa kale oo ka hadlay madaxda Xisbiga iyo Gudoomiyaha UK Muj Xuseen Aadan CadIMG_6726 IMG_6738 IMG_6737 IMG_6731 IMG_6730 IMG_6725 IMG_6721 IMG_6720 IMG_6717 IMG_6702 IMG_6701 IMG_6692 IMG_6690 IMG_6688 IMG_6685 IMG_6683 IMG_6679 IMG_6674 IMG_6673 IMG_6670 IMG_6668 IMG_6666 IMG_6657 IMG_6653 IMG_6644 IMG_6638