Daawo muqaal: Haweenay Ka Damqatay Wacyiga Jira Iyo Khilaafka Golaka Wakiilada Oo Gabay Ka Tirisay

Nov 20, 2014 Hargeya (SM) – Haweenay Lagu Magacaabo Canab Cismaan Mire Oo Ka Damqatay Wacyiga Jira Iyo Khilaafka Golaka Wakiilada Ayaa Ka Tirisay Gabay Isugu Jira Hoga Tusaaleyn Iyo Dardaaran.