HAMBALYO MEHER.. Xamdi Cabdiraxmaan Ismaciil Shawle iyo Saamiya Xasan Nuur Hotel Ambasaddor ee Magaalada Hargeysa

Halkan waxaan hambalyo iyo bugaadin uga diraynaa  Xamdi Cabdiraxmaan Ismaciil Shawle iyo Saamiya Xasan Nuur oo shalay oo taarikhdu ahdy 20/11/2014 meherkoodu ka dhacay Hotel Ambasaddor ee Magaalada Hargeysa, waxanan leeyahay ilahay ha idinka dhigo kuwuu aqal galkooda ku gaadha, caafimaad, muqaalifo insha ALLAAH, Aamiin, Aamiin, Aamiin.Gaar ahaan dhamaan shaqaalaha Salaanmedia waxay leeyihiin HAMBALYO


10730925_872023469488517_6392299467283774773_n10646957_872024102821787_5954007639400890_n10615469_872023576155173_5242059292934198232_n10603650_872024069488457_5712943667292701172_n10428011_872024096155121_3105709774271793921_n10411110_872024006155130_7710646009073402267_n10365890_872023449488519_4405677660487553324_n1544957_872024076155123_8865417869207473655_n1512640_872024106155120_8815731246410335083_n934863_872024086155122_5553213709601806621_n