Daawo…Abwaan Siciid Ilko Jiir oo Ku biray Xisbiga Waddani Guubabo u Diray Tageerayasha Wadani iyo Maanso u ugu talagalay daawasho Wacan

London26Nov14 Gudoomiyaha Kowaad ee Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa soo dhaweeyey Abwaanka  SIciid Abukar Ilko Jiir oo ku soo biray Xisbiga wadani , waxa kale oo ka soo qayb galay dhamaan laamaha Xisbiga wadani ee Uk waxanay gacmo furan ku soo dhaweyeen Abwaanka Qarniga oo lagu xasuusto Heeso wadaniya iyo heeso kale oo u sameyey Fanaaniinta ku hadasha afka soomaliga ,ku soo biirista Abwaanka Qarniga ayaa waxay Fursad siinaysaa Xisbiga wadani oo tageero buuxda ka helay bulshada ku dhaqan Uk.