SIYAASADA GEESKA AFRIKA ISU DHEELITIRKA AWOODAHA SOMALIYA KU LOOLAMAYA IYO BOOSKA SOMALILAND KAGA JIRTO.

Habiil

Kadib mooshinadii sharci darrada ahaa ee ay soo abaabuleen madaxtooyada villa somalia iyo vill somaliland  xillibaan xayir maareeye ,xirsi iyo xilibaan cali mareexaan maxidhiidh toosaa kadhexeeya? maxaa isku beegay mooshinada muqdisho iyo hargaysa? maxaa labadoodiiba ufashilmeen? yaa waday mooshinada? suaalahaas oo dhan jawaabahooda waxaanu kahelaynaa markaad sifiican u akhrisato warbixnada hoose ee xogta dhabta ah ee kajirta siyaasada somaliland iyo xidhiidhka ay laleedahay muqdisho villa somaliya rag toos ugu xidhan inay madaxtooyada hargaysa fadhiyaan oo ay xulafaysi siyaasadeed laleeyihiin madaxweynaha somaliya iyagoo dano dhaqaale oo shirkado ilaalinaya inay wax walba ogolaadeen dantii guud ee umada somaliland kunool na lasiistay lacag laga helo shirkado mehrado ku leh muqdsho beena umada loo sheegayo cadymo badana loo hayo.            

 

Waxaa dabayaaqadii 2012kii muqdisho tagay wafdi somaliland kasocda oo uu hogaaminayo sirdoonka somaliland talyihii hore iyadoo xidhiidh toosa lalahaa isaga iyo rag madaxtooyada kashaqeeya oo magacooda lahayo taasoo aad loogu mashquulsanaa sidii looga heli xidhiidh wanaagsan loogan dhamaysan lahaa aqoonsi siyaasadeed madaxda somaliya ee uu sheekh shariif hogaaminayo, waxaa sheekh shariif laga dalbaday in wasiirada isaaq loo magacaabayo aanay kamaqnaanin rag matalaya beesha madaxweynaha somaliland maadaama ay xoog badan kuleeyihiin koonfurta somaliya mucaaradka somaliland qabaail kasoo jeeda oo mudo dheer siyaasad somaliya qaybta dirka hogaanka uhayey taasoo buq badan kasamaysay in murankii kajiraya hargaysa ee isqabqabsiga siyaasdeed ahaa aan muqdisho lala imanin taasoo uu hgaaminayey caydiid ilka xanaf qaybinayeyna wixii isaaq qayb kuyeeshaan xaga baarlamaanka iyo wasiirada taasina ay keentaya isqabsi dhex mara caydiid iyo beelihii loo qaybinayey boosaska baarlamaanka ee somaliland kasoo jeeday gudoomiyaha guurtida saleebaan nuur ayaa dhexdhexaadiyey oo qanciyey dadkii muranka kawaday Muqdisho waxaan joogay goobtii qaybta kadhacaysay waxaanan layaabaya in madaxtooyada somaliland iyo golaha guurtida ay halkaa kamaamulayeen qaybta beeshooda ta iga sii yaabisay waxay ahayd markii taliyihii nabad sugida somaliland uu muqdisho kasoo dagay isagoo xidhiidh dhaw laleh sirdoonka muqdisho nin kamida sirdoonka somaliya oo qaybta dibada madax u ahaa xiligaas ayaa igu casuumay gurigiisa iyadoo uu lajoogo taliyihii sirdoonka somaliland iskaaya baray una sheegay inaan kamid ahay xukuumada somaliya taasoo aanu wax dhiba dareemin maadaama aan lahjadii somaliland kuhadlaayey waa yaab.     waxaa hadaba muhiima in la ogaado in mooshinada kajira muqdisho iyo hargaysa ay xidhiidh toosa leeyihiin, mooshinka muqdisho ee raysal wasaaraha somaliya wuxuu ka bilaabmay wasaarada cadaalada iyo maxkamada sare oo isqabsaday muran 10 bilood soo socday kadib raysal wasaaraha somaliya uu wasiirkii cadaalada kabadalay wasiirka cadaalada oo ah madaxweynaha saaxiibkiis ahna nin sitoosa ugu xidhan madaxtooyada hargaysa waxaa laqorshaynayey in caydiid ilkaxanaf labadalo taasoo ay soo dalbadeen xukuumada siilaanyo madaxda kayahay waayo waxay rabaan madaxtooyada hargaysa inay kordhistaan oo aanay doorasho dhicin taasoo dhib weyn kunoqonaysa hadii buuq siyaasadeed uu ka dhasho hargaysa caydiid ilka xanaf iyo cirana ay isku qabiil hoose yihiin in beesha acaalamka sitoosa loo soo hawlgalin karo macquulna aanay noqon doonin in cirro laboobo sabatana waa isagoo haysta taageerada beesha caalamka oo caydiid toos uaga qaata talada.

Waxa sharciyesan ee somaliya oo dhan maxkamada sare waa meesha ugu dambaysa ee lagu kala baxayo hadii lays qabsado hargaysana looga taliyo xafiiska qaramada midoobay ee nock kay uu maamulo oo xalane fadhigiisu yahay taasaa dhibweyn kunoqotay mooshinka hargaysa iyo muqdishabana waxaa sitoosa uga hadlay wakiilka qaramada midoobay ee somaliya oo toos ugu sheegay in lajoojiyo mooshinka aan sharciga ahayn halka muqdishana raysalwasaaraha somaliya sitoosa uu ula tashaday gudoomiyaha maxkamada sare oo uu damaanadbuuxda iyo taageeraba kasiiyey is hortaaga mooshin lagu rido raysalwasaare cabdiwali taasoo qaraxweyn kunoqotay xayir maareeye oo xirsi iyo xilibaan mareexan kubeela lana tashanayey sidii loo ridi lahaa raysalwasaaraha si looga takhaluso caydiid oo hadhoowna loo boob doorashada hargaysa cabdiraxmaan cirana meel cidla ah lasoo dhigo taasi masuuroobin markii mooshinkii muqdisho fashilmay ayaan sirtan ubandhagay masuulsare oo katirsan somaliland saleebaan maxamud aadana uu adeer uyahay wuxuuna iigu yidhi fadlan sirtaas hagudbinin dhaqaalahaad doontana sheego taasoo aan kadiiday waxaan usheegayaa shacabka somaliland dalka hogaankiisa in wax weyn ka qaldanyihiin dhibweynina soo socdo ilaahay hakabadbaadiyee khatarta jirtana ay ka imanayso madaxtooyada somaliland oo noqndoonta meesha burburka sharciga soamliland inuu kuxigi doono burka jiritaanka somaliland inta ay rabaan inay dalka si xaqdara ah ay usii maamulaan wax kastoo ay kusii joogi karaana ay samayn doonaan kuwa kudaba dhuumanaya siilaanyo oo lasoo doortay laakiin hawlgaba aan wax shaqa ahna awood ulahayn fikirka uu kusocdana ay leeyihiin dad aan kala garanaynin burburinta iyo danaha guud ilaalintooda.      

 

Waxaa kasocda somaliland diyaargaroow weyn oo lagu kala maroorsanayo awooda madaxtooyada wadani oo ilaa iyo imak codka guud mala awaalkisa 86% haysta aadna uga horeeya xisbiayada kale sabatana ay tahay siyaasad xumada kulmiye iyo burburka kuyimi siyaasadii kulmiyee ee awooda cida qabanaysa doorashada 2aad maadaama balan lala galay muuse bixi balantiina lagaga baxay inay burbur toosa kutahay xisbiga taageerayashiisii oo dhana ay uwareegeen ucid iyo wadani meel cidla’ah uu taaganyahay siilaanyo hadii caawa doorasho laqabto sitoosa waxaa landslide ku guulaysanaya wadani taasoo dagaal siyaasdeed ay kaxigaan nimanka madaxtooyada jooga.       xaga muqdishana ay ay awoodii dalka gacanta uwada gashay raysalwasaaraha oo taageero toosa kahaysta ciidamada amisom iyo beesha caalamka oo nick kay uu hogaaminaayo madaxweynahana lala’yahay ilaa isniintii markii uu fashilmay mooshinkii sharcidarada ahaa ee larabay in lagu rido xukuumada raysalwasaare cabdiwali.        

Woodii beelaha madaxweynaha iyo raysalwasaaraha waxaa kusoo biiray oo isu dheelitir usameeyey qawmiyada dir oo sitoosa utaageertay raysalwasaarah oo si sharciga waafaqsan uga dalbaday inay xaqa kutaageeraan wayna taageereen taasoo dhulka lajartay  madaxweynaha dagaalka tooska lagalay qawmiyada dir una diiday xilalkii dawlada iyo ciidamadaba laakiin maanta ay isagii kuxuntahay eedayna inuu dagaal toosa lagalay qawmiyada dir.      

Gagabadii waxaan usoo gudbinayaa dhamaan shacabka geeska afrika inay udiyaar garoobaan awoodaha siyaasdeed ee somaliya kasoo socda midoobaana si ay u dhacsadaan xaqooda cidna tanaasulaad aanay usamaynin maadaamaa siyaasadu ay nolol tahay nika kaala dagaalama darajada iyo ka risiqaaga doona inuu horjoogsado wax ismadoorshaane haloo diyaargaroobo shaqo badan iyoxisaabtan adag xilkana waa wareegto maalintaad hayso sharaf iyo magac dhigo si maalinta ninka kale aad xaqaaga uhesho ilaahayna haloo noqdo.    

                                                                                                                                                                                             

GUDOOMIYAHA XISBIGA

SHACABKA GEESKA AFRIKA                                                                                              

PHILOSOPHER; HAABIIL CABDI HAYBE.