War deg-dega ciidamadda RRA da oo Hotel Krown Hargasya ka kaxaysatay dhalinayrada Jiidali kadib shir shir ka socday..

Waxa caawa xabsiga loo taxaabay qaar ka mid ah dhalinayrada Subeer Awal oo caawa(Xalay) shir uga socday Hotel Crown ee magaaladda Hargaysa,Waxa lakiin dhalinayradii iyo madaxdii kasoo qayb galay ay dhag u dhigi waayeen weerarka lagu soo qaaday dhalinayrada Subeer Awal ee Jiidaali,Waxa iyana halkaa ka hadlay madax iyo ururada UCID iyo Waddani,Waxa kale oo hadalo ay cadho ka muuqato warbaahinta u marisay Muj Sahra Halgan, Halkan Hoose ka daawo