GUDIGA FULINTA SHIRWAYNAHA SUBEER AWAL EE UK

bismillah rahmani rahim

unnamed
GUDIGA FULINTA SHIRWAYNAHA SUBEER AWAL EE UK
Dhamaan waxa la ogaysiinayaa Dadwaynaha ku dhaqan gobalda uk  in uu Qabsoomi doono Hadii alehh yidhaa Shirkii (SAMATALIS) Ee bahwayanta Subeer Awal  maalinta bishu tahay Dec 20/12/14 oo ku beegan sabtida Sacda 3.00 ilaa 12.00 habeenimo  Goobtu waa
68 Milan Palace.Southall
Middx
UB2 4BG
Hadba waxa lagaa codsanayaa in aad ka soo qayab gashaan
Alleh baa mahad leh
Mahdi o dualeh