OGEYSIIS- OGEYSIIS KU SOCDA DHAMAAN SHACABKA BEELAHA SUBEER AWAL EE CARIGA INGIRIISKA IYO NAWAAXIGIISA

OGEYSIIS
Dhamaan waxa la ogaysiinayaa Dadwaynaha ku dhaqan gobalada Ingiriiska ee UK  in uu Qabsoomi doono Hadii Alleh idmo Shirweynihii (SAMATALIS) Ee Mideynta Bahweynta Subeer Awal  Maalinta Sabtida ee bishan December tahay  20/12/14 oo ku beegan Sabtidan soo socota  Saacadu marka ay tahay 3: 00 Galabnimo  ilaa iyo 12:00-ka Habeenimo  Goobtuna  waa tan Hoose: 
 
68 Milan Palace.Southall
Middle Sex.
UB2 4BG
 Wixii faah-faahin ah Fadlan la xidhiidh numbaradan Hoose:
Mob: 07940 978 226
Mob: 07852 907 628
Mob: 07956 257 199
 
Hadaba waxaa si naxariis leh la idiinka  codsanayaa in aad ka soo qayab gashaan oo waqtiga ilaalisaan.
 
Allaa mahad leh   –   Waa-Bilaahi-Towfiiq.
GUDIDA FULINTA SHIRWAYNAHA MIDEYNTA BEESHA SUBEER AWAL
 EE GOBOLADA IYO DEGMOOYINKA  INGIRIISKA EE UNITED KINGDOM ( UK )