madaxwayne hadad ku dhici wayday wasirada ad aderka utahay inad erido anaga uga tanasulayna wasirka arimaha gudaha ee u magacaw gidabirsii oo ku dhiroo waxaa lagacabanaya wa wasami qaybsiye

MAQAAL
Madaxwayne hadad ku dhici wayday wasirada ad aderka utahay inad erido anaga uga tanasulayna  wasirka arimaha gudaha ee u  magacaw gidabirsii  oo ku dhiroo waxaa lagacabanaya wa  wasami qaybsiye  
waxaan salamaya dhaman isbadal doonka reer somaliland 
sigaraa waxaan usalamaya mujahidiinta  saxafada madaxa banan ee culaysku saranyahay 
waxaa , aan marnaba xaal noqon kariin  ninka laga cabanayo ee ergada lo diraay wa khalaad marsadexaad u galayo madaxwayne silanyo   
waxaaynu  ognahaay  in reer awdal ka cabanayaan   madaxwayne kuxigeenka  iyo dhamaan wasirada kaso  jedaa gobolka  awdaal  inbadaan ayay hoos iyo  sareba  ula hadleen madaxwaynaha silanyo  waxanay ushegeen   inan ragasii  gobolkoda   hoos u egiin  una so guudbin cabashada   had iyo jeer ka tagaan  gobolkaas   sidaas daraded  waxaay  u shegeen  inanay matalin  dhamantod 
ariintaas  waxaa madaxwaynaha   laga rabaay  inu ku dhiirado raligalinta dhamaan bulshadi so dorataay oo anu eganin   wasiir  isaga dantisa  ka shaqeeya  
waxaan xasusutaa madaxwayne cigaal  arimahaa,   sidaas oo kala  ee odayasha iyo waxgaradka   kaso jedaa   gobolada somaliland   ay  ula yimadaan cabasho  macqula  sii tosaa ayu  uga garabi jiraay  wax alale waxii umadasi  ku qancaysona  wu samayn jiraay 
waxaa wax lalayabo  aah madaxdhaqmedki gobolada awdal iyo salal  markaay u yimadeen silanyo ee aay hoos ugu shegeen  in wasirada  qarkood anay ka shaqaynnan   isku xidhka  bulshada iyo madaxwaynaha  una shegeen  inay  ka aradan yihiin shaqalaha dawlada   
inuu iska amusaay   wax alale waxii umadasi   uso gudbisayna anu haba yaratee waxba ka qabaan   wana ayandaro inay maanta  waax ku xidhaan madaxwaynaha  ay mantaa  halkaas maraysoo 
madaxwaynaha  waxaan odhaan lahaa abtii  bilaa caleeg hadanaay ka dhaab ahayn somalilanimadu   noo sheeg    ileen sidanii mahaa  waax la odhaan karoo  madaxwaynee dacaad u ah umadisaa  ayaa sidaan yelayee 
waxaaynu  ognahaay gobaladii barii ee mudadu ka tagnayd  ismandhafka  iyo buqaa meel alale mel aay ku danbaysay iyo xaal aay dawladu ka gadhaay ma jiirto   wali cidamo beleed iyo mamulo ayaa somaliland dhex waregayaa   waxaas oo dhaana   waxaa ugu wacaan mamul xumadaa  dalka  haysataa mantaa  
waxaa hubalaa in aay dawladihi  horee ee dalkan somaraay aay ka mustaqbal ficnayeen dawladan   manta  jogtaa  markaa lo egoo dhinaac waal oo dawladnimadu talo  waxaad arkaysaa  baba  iyo kala foganshaha dawladaha jarka,    xidhidh la aanta  besha  calamka iyo kala dhaqaqa   bulshadi  isku xidhnaayd   ee walalaha ayad oo mid waliba mida kale ka cabanayso  
ugu danbayntii  waxaan uso jedinayaa madaxwaynaha somaliland axmed silanyo   inu ku dhiradoo cabashada gobolada bariga iyo galbedka inu waxka qabto hadi  uu ku dhiraan wayay wasirada shiliis ee uu adeerka uyahay inu eryo kadibna u magacabo dhulbahante  iyo gidabirsii anaga uga tanasulayna  hadanu nahay habaryonis wasirka nogu shilis ee arimaha gudaha umagacaw gidabirsii ralibanu kunahay 
siyasadi  arimaha debada miyaad aragteen wax ka shekaynaya iyo wasirki lo dortay meel u marayo wa arimaha cajiibka  waxaa aad malin walba arkaysa wasirki  lo dortay inu ka shaqeyo  citiraf radinta iyo xidhidhka calamiga   waydinkan arkaya ee  haben walba u hudhelada so fadhisinayo afarta oday  waxaas oo dhana waxaa ugu abaa madaxwaynaha 
madaxwaynahe silanyo lagama dhaxlin  snm midaysaan oo isku quluba yadoo gurubyo kala ah aya laga dhaxlay  waxaa kalo aad arkaysaan inan laga dhaxlaay xisbigi kulmiye oo isku quluba oo mid ah  waxaa kalo aan laga dhaxlayn somaliland oo mid ah wataas aay kala yacday meel foog oo ubahaan in tacaab badaan oo danbee lagaliyo ayu dalki ku celiyay 
waxaan uso jedinayaa shacabka somaliland inay ilashadan xasilonidoda oo ay ku xisabtaman in anu sidaan ahan donin nidamkani isbadal kan kaficanina imaan dono insha lahu
garaad cabdiqani maxamed cabdilahiÂ