Daawo: Fanaanka Cabdi Tahliil Warsame Maxaa Loo Ilaaway

Daawo: Fanaanka Cabdi Tahliil Warsame Maxaa Loo Ilaaway

(Salaanmedia.com)-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinayna mid ka mid ah heesihii aadka u macan ee uu codkiisa talmoon inoogu qaadi jiray Al-Fannaan Cabdi Tahiil Warsame oo imika xanuun soo waajahay u jiifa.
Fannaanka waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu xannuunka ka dulqaado oo isagoo caafimaad qaba ilaahay isku keen keeno