Real Madrid Oo Hanatay Koobka Kooxaha Aduunka Iyada Oo Aan Dhinaceeda Dhulka La Dhigin (Daawo Sawirada)

Real Madrid Oo Hanatay Koobka Kooxaha Aduunka Iyada Oo Aan Dhinaceeda Dhulka La Dhigin (Daawo Sawirada)

MADRID 1

(Salaanmedia.com) Real Madrid ayaa hanatay koobka Kooxaha Aduunka, ka dib markii ay 2-1 kaga adkaatay dhigeeda San Lorenzo oo ay iskaga hor yimaadeen ciyaarta Finalka

MAD 11

kulankan oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa qaybtii hore ee Ciyaarta waxa gool aad u qurux badan kooxda Real Madrid u dhaliyay ciyaaryahanka diaaca uga ciyaara ee Sergio Ramos

Mad 10

qaybtii hore ee ciyaarta waxa lagu kala nastay 1-0 ay hogaanka ku hayso kooxda Kubada Cagta ee Real Madrid, waxaanay dad badani ay filayeen in marka dib la isugu soo laabto ay kooxda San Lorenzo ay la iman doonto dedaal badan oo ay ku dhalinayso goolal

Mad 9

markii dib la isugu soo laabtay, ciyaartuna ay marayso daqiiqadii 51-aad ayaa ciyaaryahanka caanka ah ee Bale uu gool aad u qurux badan u dhaliyay kooxdiisa, waxaanu natiijadii ciyaarta uu ka dhigay 2-0 ay ku hogaaminayaan

MAD 8

sidaas ayaa ay kooxda Real Madrid caawa ku qaaday koobka kooxaha aduunka, waxaana bilawday dabaal dega ciyaaryahanada iyo taageerayaasha kooxda Real Madrid oo noqday kooxda Aduunka

MAD 7

MAD 6

Mad 5

Mad 4

Mad 3

Mad 2