RONALDO OO XALAY KU GUULAYSTAY BILLADA CIYAARYAHANKII UGU WANAAGSANAA 2014

RONALDO OO XALAY KU GUULAYSTAY BILLADA CIYAARYAHANKII UGU WANAAGSANAA 2014

Rolaandoooooo

Cristiano Ronaldo ayaa caawa loo magacaabay in uu yahay ciyaaryahanka dunida ugu fiican.

Xiddigan ayaa xidhiidhka kubada cagta aduunku waxa ay u magacaabeen in uu yahay laacibkii ugu wanaagsanaa aduunka oo dhan sanadkii tagay ee 2014-ka.

Rolando 2

Ciyaaryahanada kala ah Manuel Neuer iyo Messi oo kula tartamayay billadan ayuu cidlo kaga dhaqaay, ka dib markii uu sanadkii tagay afar koob la qaaday kooxdiisa Real Madrid

Rolando 3

Ronaldo oo u waramayay warbaahinta ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay billadan la guddoonsiiyay, waxaanu uga mahad celiyay dadkii codkooda ugu deeqay

Rolando 3

Rolando 4

Rolando 5

Rolando 6