RAMAD HOTEL OO BURCO KU YAALA…

IMG_2524

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Maxaad ka taqaanaa Hotel RAMAD oo Burco ku yaala kana mid ah Hoteeladda ugu casrisan.

Ramad Hotel waxa uu ku yaala Magaaladda Burco  waddada looga Baxo magalaadda Berbere ,Waxa uu ka baxsan yahay magaaladda Burco meel aad ugu dhow lehna Hawo aad u macaan oo aad ku raacaysanayso,  waxa uu ka kooban yahay Qaybo kala duwan sida ,Cuntooyin,Hurdo, Suuqa Adeegsiga,kaalin shidaal iyo qaybo kale oo kala Duwan,Waxa kale oo aad ka helaysaa barxad weyn oo loogu talo galay in lagu qabto shirarka. Waxa kale oo kuu dheer inaad ka hesho soo dhaweyn aad u balaadhan aadna aad uga heli karto.

Hadii aad u baahan tahay in aad Hotelka lasoo xidhiidho waxaad ka heli kartaa…

Tell.0634436339 …….   0044634436339

RAMAD HOTEL

BURCO SOMALILAND

IMG_2526

DSC_0018 IMG_2523
IMG_2525
IMG_2526IMG_2527IMG_2528IMG_2529IMG_2530IMG_2531IMG_2532IMG_2533IMG_2534IMG_2535IMG_2536IMG_2537IMG_2538IMG_2539IMG_2540IMG_2542IMG_2543IMG_2544IMG_2545IMG_2546IMG_2547IMG_2548IMG_2549IMG_2550IMG_2551IMG_2552IMG_2553IMG_2554IMG_2555IMG_2557IMG_2558IMG_2559IMG_2560IMG_2561IMG_2562IMG_2563IMG_2564IMG_2565IMG_2566