Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ,Musharaxa Xisbiga UCID oo TAHNIYAD meher u diraaya Meherka Fu’aad Maxamed Qowdhan iyo Ayaan Abdi Ibraahim oo maanta oo khamiis ah January 29 meherkoodu ka dahcay magaaladda Burco..

image

 

 

 

 

 

 

 

Waxaan halkan Hanbalyo iyo bogaadin uga dirayaa walaalkay Fuaad Maxamed Qowdhan iyo Ayaan Abdi Ibraahim oo maanta oo khamiis ah January 29, 2015 uu meherkoodu ka dhacay magaaladda Burco. Ilaahay reerkii lagu badhaadho ee isku waara ee ubad caafimaad iyo kheyrleh kala siiyo ayaanu idiinku duceynay. Aaamiin aamiin.

Amiin           Amiin           Amiin