Dulmi diid 2

Naga gudooma walaalayaal salaan qaali oo kal iyo laab ah, aad baad u mahadsan tihiin sida aad noo garab istaagteen, abaal weyna waan idiinkaga haynaa. Haadan waxaan idiin soo dirnay qaybtii 2aad ee barnaamijkii Maansooley oo ka hadlayay takoorka lagu hayo qaybo bulshada Soomaaliyeed ka mid ah. Qaybtii hore ee aad sii dayseen dad badan baa ka daawaday shaashada bahweynta ee Salaanmedia wax badana way ka faaíidaysteen. Waayo hadaan bulshada wax loo sheegin khaladkooda ma saxi karaan.

Bulsho walba halka laga hogaamiyo waa medianka ay leedahay. Hadaad tihiin bahda Salaanmedia aad baan abaal weyn idiinka haynaa halganka aad nagula jirtaan waana mid aanaan waligayo iloobi doonin.

Mahadsanidiin.

Waatan qaybtii 2aad ee maansadii dulmi diid.