Dhlinyarada Iyo Aqoonyahanka Beesha Gabooye Ee Gobolka Gabiley Oo Hambalyo Aan La Soo Koobi Karin U Diray Prof Daakir Su’aashii Uu Waydiiyay Wasiir Maxamed Biixi

imageDhlinyarada Iyo Aqoonyahanka Beesha Gabooye Ee Gobolka Gabiley Oo Hambalyo Aan La Soo Koobi Karin U Diray Prof Daakir Su’aashii Uu Waydiiyay Wasiir Maxamed Biixi

Waxanan Ku Odhan Lahaa Wanu Kuu Bahanahay Marwalba Insha Allah Wanu Kugu Garab Taaganahay
Dhanbaalkani Hanbalyada ah ayaa Waxa Diraya Dhalinyrada Wax Garadka Iyowaliba Siyaasiyiinta Beesha Gabooye Gaar ahaana Kuwa Ku Dhaqan Gobolka Gabiley Oo Uu Kamdi Yahay Siyaasi Maxamed Xasan Maxamuud Muumin Oo Kamid ahaa Musharixiintii Golaha Deegaanka Dagmada Gabiley Ee Ku Hadhay Doorashadii Dhawayd
Dhanbaalkan ayaa Kugu Horayn Waxa Diraya Islamarkaasina Ka Hadlay Siyaasi Maxamed Xasan Maxamuud Waxanu Ku Bilaabay Sidan ”
Waxan Halkan Marka Hore Hanbalyo Uga Dirayaa Aqoonyahan Daakir oo Kamida Aqoonyahanada Beesha Gabooye islamarkana Wakhti Xadirkan Ku nool UK Waxan Ugu Hanbalyaynayaa Taalabadii Geesinimada Lahayd ee uu Ku soo Bandhigay islamarkana Su,aalo Ka Waydiiyay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Su,aashasi oo Ahayd Sida Beesha Gabooye Uga Madhan Tahay Saxada Siyaasada Soomalilnd Su,aasha Uu Waydiiyay Aqoonyahan Daakir Waxay U dhignayd Sidan
1-Sacatu Wasiir Soomaliland Beel Beel La socotaa Majirto In Run La isu Sheegaa Fiican Waayo Shirka Soomaliland Iyo Soomaliya Maxa Wada ma Somaliland iyo Somaliya Mise Waxa Wada Hadlaya Laba Beelood Waxa Weyi Inay Wada Hadlaan Shacabka Somaliland oo Midaysan iyo Soomaliya Sida Uu Dhigaayo Dastuurkeena Jamhuriyada Soomaliland in Uu Miiska Wadahadalka Ka Muuqdo Beelaha Dagan oo Dhani Dabcan Way Qaldantahay in Soomaliland Iyo Soomaliya Dabcan Anigu Waxbaan Ka Qoray Waana La i Maq La,yaa Beesha Gabooye Waxanan Ka Mid Ahay Todobada Nin Ee kumuniti La Yidhaa Somaliland Maynoorati Wayt ee Dharagtarka Ka Ah Ayaan Ku Jiraa Waxanan Ahay Ninka Dharagtarka Ka Ah Waxaanu Qrnay Waad imaqlaysaan Anaga Xaqayagii Aanu Ku lahayn Dawlada Soomaliland Wuu Maqanyahay Waxaanu Ku Maqan Yahay Xukumada Ee Kuma Maqna Shacabka Soomaliland Waxanu Diyaar Unahay xisbiyada Mucaridkana U sheegaynaa Mar kasta Inaa-naan Joojinayn Dagaalka Aanu Ku Raadinayno Xaqayaga Ilaa Aanu Helayno UNta Waraaqo Ayaan U Qornay Waxaan U Qornay Oo Kale Huyuman Raytiska Ajansiyad Wada Hoostaga Huyuman Raytiska Waan U qornay Waanu U Cadaynay in Soomaliland Dalkayagii Yahay Balse Xaqayagii MaqanyahayWaxana Saacatu Wasiir Mar khaati Ka Tahay In Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Aanay Ka Dhex Muuqanin Hal Qof Oo Gabooye Ahi , Waana wax laga Xumaado Arintaasi Oo Kale
Hadaba Anoo Ka Mid ah Dhalinyarta Aqoonta leh Ee Ku Sugan Dalka Waxan Marlabaad Iyo Mar Sadexaad Ugu Hanbalyaynayaa Talaabada Geesinimada Leh Ee Uu Ku Hadlay Iyo Sida Loga Baahan Yahay Dalka Qof Isaga Oo kale ah
Waxanan Ku Odhan Lahaa Wanu Kuu Bahanahay Marwalba Insha Allah Wanu Kugu Garab Taaganahay Markasta iyo Wakhti Kastoo ay Inagu Qaadato Sidii aynu U Heli Lahayn Xaqeenii .
(Waa Qalinkii Maxamed Xasan Maxamuud

Tel:0025224462056 Email> (Hilaac98@gmail.com)