GUDDOOMIYAHA XISBIGA WADDANI LAANTA GOBOLKA BAYERN MUNICH MAHAMED DIGIX OO MAGACABAY XOOGHAYAHA CUSUB EE LAANTA GERMANY

Kal Fadhi Maanta Ay Isku Yimaaden Gudida sarrimage imagee Ee Xisbiga wadani Laanta Gobolka Bayern Ee Dalkan Germany Ayaa Gudoomiyaha Laanta Mr Mahamed Digix Ku Magacaabay Xoogyaha Laanta Ee Xisbiga , Ka dib Markii Xooghayihii Hore Laantu Ka cudur Daartay Xilkaas Sababo shaqsi darteed , Iyadoo Markuu Gudoomiyaha Laanta Ee Xisbigu Mr Mahamed Digix Markuu Arkay Jagaadaas Banaanatay Gartay inuu Soo buuxiyo si Hawlaha laanta Ee xisbigu Hore ugu sii socdaan, Gudoomiyahuna jagadaas U magacabay Sidiiq Ciise Diiriye Oo Ah Xubin Firfircoon oo ka tirsan xisbiga wadani Laanta Gobolka Bayern ee Dalkani Germany Laanta xisbiga wadani Ee Gobolkan Bayern Munich Ayaa dadaal dheeri Ugu jirta hawlaha xisbiga Iyadoo ah laanta qudha Ee Ilaa hada Ka jirta Marka loo Eego xisbiyada somaliland, Laanta oo abid noqonaysa Laantii ugu horaysay ee Laga furo dalkan Germany muddo Haatan laga joogo Sanad , iyadoo mudadaas ay laantu jirtay hawlo badan oo xisbiga ah qabatay, Xoogyaha cusub Mudane Sadiiq ciise Diiriye Ayaa Maalmaha soo socda si rasmi ah ula wareegi doona xilkaas Guudomiyaha Laantu u soo Magacaabay


Zaki ahmed Elmi

Munich Germany