Wasiiradii waxbarashada QABYAALADA ,Samsam ayaa immikana loo magacabay wasaarada Boobka hantida qaranka,

Wasiiradii waxbarashada QABYAALADA ,Samsam ayaa immikana loo magacabay wasaarada Boobka hantida qaranka,

maqaal
Taliska Siiraanyo ee gabalkiisu sii dumayo ee ku sifoobay qabyalada iyo hanti boobka qaranka ayaa dhawaan sameeyay isku shandheyn ay sameyeen Marwo ammina waris iyo wiilka ay sodoga u tahay Baashe Moorgan .
Haddaba waxa dhacday in sidii cadadooda ahayd reero dhan oo qarankani aanay wasiiro lahayn sida gabooyaha  in Wasiiradii ugu QABYAALADA badanyd , waa yaab Nuux Ismaaciilna labadii wasardood ee ugu weynaa ayaa la siisay Cidagalena wasiir buuxa kuma laha dawlda , waa acadalada SIIRAANYO .
Wasiiradan oo ku sidfoowday Qabyaalada iyo MUSUQMAASUQ sidii ay soo qoreen gudida dhaqaalaha ee dalka ayaa immikana lasii dalacsiiaye , WAAR MA RUWAYADII awklugeeye ayeeynu dawanayanaa ee aand AWBUTAALE hadalayn ee Huryo iyo Micaad fasiri jireen ..way dalacaday way dalacday ,
Waxaan ku qoslayaa MUUSE biixi iyo kuawa tageer ayaa isleh  waxbaa idiin soo socda haddii SAMAALE tagey waar waxba idinma yalaan meesha MUUSOOW 
Taliska tariikda madaw ka tagay ikllahw sharkiisa ina dhaafi oo nabad inagu dhaafi 
Farxaan canooleÂ