muse jama

rss feed Author's Website

muse jama's Latest Posts

Nobody is above the Law —It means that the law applies to everyone . And the law must be applied the same regardless of race, gender, status or any other consideration.

Nobody is above the Law —It means that the law applies to everyone . And the law must be applied the same regardless of race, gender, status or any other consideration.

| April 28, 2018

Our system of justice is based on the rule of law, which is, in fact, enshrined in our constitution through the Charter of Rights and Freedoms. It means that the law applies to everyone – no one is above the law. And the law must be applied the same regardless of race, gender, status or […]

Continue Reading

KHIYAMADII QARANKA LOO GEYSTAY OO SOO IF BAXDAY ILAAHAY QARIN MAYO ANA QARIIN MAYO.APRIL 21.18

KHIYAMADII QARANKA LOO GEYSTAY OO SOO IF BAXDAY ILAAHAY QARIN MAYO ANA QARIIN MAYO.APRIL 21.18

| April 21, 2018

Continue Reading

Ogaysiis X u s k a 18 M a y 2018

| April 5, 2018

X u s k a 18   M a y 2018   Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK ), waxay bulshada Somaliland ee ku dhaqan UK ogaysiinaysa In xuskii 18 May 2018 inagu soo fool leeyahay, loona baahanyahay inaynu u diyaargrowno. Kulkaa Guddiga SSUK iyadoo xilkii ka saarnaa arrinkaa gudanaysa, waxay ogayssinaysa cidii danaynaysa qabanqaabada sanadkan inay […]

Continue Reading

Daawo xafladi Sanaad guuradii 21 ee Capitalhomecareltd oo ka dhacaday galbeedka london

Daawo xafladi Sanaad guuradii 21 ee Capitalhomecareltd oo ka dhacaday galbeedka london

| February 13, 2018

Continue Reading

Somaliland jeegaanta ka weyn Qarnimadu Qabiil ka weyn Dawladnimadu laba ka weyn..30.01.18

Somaliland jeegaanta ka weyn Qarnimadu Qabiil ka weyn Dawladnimadu laba ka weyn..30.01.18

| January 30, 2018

Somaliland waa dal baladhan oo ay ku noolyihin 4.5 million dadi oo cid kasta leh waa umad ilahay ku wada abuuray dhulka oo wax isku wada ah waxaay ku wada noolyihin is kashi walaaltinimo iyo nabad. Waxa kale oo walaaliyay qaranimad oo sababaysa in ay share gareyan nolosha asaasigah ee dawladnimo waa dad haday abaari […]

Continue Reading

Jeegaani is above the law. Suldaanki hadlayna warren xadhiga  ayaa loo soo jaray. Caqilki  gadhiga hubka ah lagu qabtayna waa la si dayaay. Dhanke ayaay cadaldu jirtaa.

Jeegaani is above the law. Suldaanki hadlayna warren xadhiga ayaa loo soo jaray. Caqilki gadhiga hubka ah lagu qabtayna waa la si dayaay. Dhanke ayaay cadaldu jirtaa.

| January 25, 2018

Xukumada cusub ee Muse bixii loo magacabay in ay dalka cadalada ku soo celiso.ay qurux badan umada waxa deeqaa waa cadalad iyo siinaan hadii inta la waayo dadku wu iska hor imanaya. Waayo waxaan inta u leyahay. Nin caqilka ah oo dadki in ay nabada ka taliyan oo nabadagalyada ka shaqeeyan loo dooratay in u […]

Continue Reading

Madaxweyne Xili Aad jawaabtid ma tagniid hawlaha ku hor yala awgood iyo xaladaha so kordhay. Wax ka qabadkooda ayaa loo bahan yahay ee loma bahna jawaab

Madaxweyne Xili Aad jawaabtid ma tagniid hawlaha ku hor yala awgood iyo xaladaha so kordhay. Wax ka qabadkooda ayaa loo bahan yahay ee loma bahna jawaab

| January 25, 2018

Waxan madaxweyneha la magacabay ee Muse bixii kula talin laha. in u  durfaha yala iyo kuwa soo kordhay waxa ka Qabato oo u fuliyo balan qadadii u sameyay ee shacabka Somaliland ugu balan qaday. In aad wax ka qabato. sixiirbararka musqmasuqa kala qaybsnata umada reer Somaliland shaqlanta dhalinyada ku habsatay cafiimad la’anta dalka tala iyo […]

Continue Reading

Peace based respect dignity and wrights to get every human soil to any society live in  Somaliland. And the world.

Peace based respect dignity and wrights to get every human soil to any society live in Somaliland. And the world.

| January 23, 2018

peace in the fullest sense of the word. The Qur’an calls its way ‘the paths of peace’ It states that Allah abhors any disturbance of peace In fact the root word of Islam is ‘silm’ which itself means peace. So the spirit of Islam is the spirit of peace. The first verse of the Qur’an […]

Continue Reading

Peace based respect dignity and wrights every human soil to any society live in the world.

Peace based respect dignity and wrights every human soil to any society live in the world.

| January 15, 2018

peace in the fullest sense of the word. The human being. Qur’an calls its way ‘the paths of peace’ It states that Allah abhors any disturbance of peace In fact the root word of Islam is ‘silm’ which itself means peace. So the spirit of Islam is the spirit of peace. The first verse of […]

Continue Reading

Dib u Xasuuso. Dahir riyaale wuxuu Ahmed Siilaanyo ku Wareejiyay dal nabada iyo dad Midaysan su’aashu waxaay tahay Madaxweyne Siilaanyo tolow muxuu dalka kaga tagin

Dib u Xasuuso. Dahir riyaale wuxuu Ahmed Siilaanyo ku Wareejiyay dal nabada iyo dad Midaysan su’aashu waxaay tahay Madaxweyne Siilaanyo tolow muxuu dalka kaga tagin

| November 21, 2017

Dahir riyaale wakhtigisi dalku nabad ayuu aha may jirin colad iyo dagal tona dadku nabad ayuu ku Noola qabyaldi may jirin hanti boob mu jirin kooxo mucaridi oo hubaysan may jirin oo magacyo la baxa hatidi qarank oo la ibiya may jirin dawladi riyaale xaqu qalin may aqoonin sixir barar mu jirin dad rayida oo […]

Continue Reading

Koomiishanka qaranka iyo Maxakabada sare ee qaranka  Waxaan uga diigayna in ay Dalka Maasiibo Gacanta u galiyaan oo xaq daro ay ku dhawaqan dalka halis galiya

Koomiishanka qaranka iyo Maxakabada sare ee qaranka Waxaan uga diigayna in ay Dalka Maasiibo Gacanta u galiyaan oo xaq daro ay ku dhawaqan dalka halis galiya

| November 19, 2017

Hadanu nahay bulshada reer somaliland waxaan farayna koomishanka qaran in ay u tudhan dalka iyo dadkaba oo ay u dharteen waxanaad ku dharaten kuna dharaten kitabka alle adunyadu waa ayaamo ee akhiradina u tudha dadka iyo dalkana u tudha masirki dadka ayaad gacanta ku haysan wadankanu marxalado badan ayuu so maray iyo dhibatooyin badan oo […]

Continue Reading

DAAWO QUDBADII MUUSE BIXI MUNAQABIINTI U JEEDINAYAAY WAXA IDHI WAXA JIRA DAD AN BAIMETERS INDHOHODU QABANAYN EE DEGEN BUURALAYDA SAANAG AWDAL IYO SAAXIIL. OO WARAQO KOOMIISHEENKU SAXEEXEN SITA. EE HA CODEYAN. ?????

| November 9, 2017

Continue Reading

EARLY DEMENTIA . DAMIIRKU MARKU KU DHINTO DULMIIGAAD DIIDAYSAY AYAAD ADIGU DIB UGU DOODA

EARLY DEMENTIA . DAMIIRKU MARKU KU DHINTO DULMIIGAAD DIIDAYSAY AYAAD ADIGU DIB UGU DOODA

| November 5, 2017

Islamnimo maha oo dhaqan diineed maha Iyo mid Muslim Tona anshaxa iyo qofnimada tona kuma jirto xita diinta galada iyo dhaqankooda waay ka baxsantahay in ay fagarayasha la so istagan marba hadal kala geedisan. in ay beensheegan nimanki shalay madaxweyne ahmed siilaanyo. iyo kulmiye dulimiga iyo eexda qabyalada ku cayayay EE meel walba la tagna […]

Continue Reading

kulmiye astaantisu waxay ka  turjumaysa jeegantii  la sheegayay. Wadani astaantisu waxaay ka turjumayaa somaliland oo dhan 1 nation 1 colour

kulmiye astaantisu waxay ka turjumaysa jeegantii la sheegayay. Wadani astaantisu waxaay ka turjumayaa somaliland oo dhan 1 nation 1 colour

| November 1, 2017

Continue Reading

Xisbiga Waddani La’aantiisa Ottawa oo xaflad sagootin ah u qabtay Xubno u soo kicitimay Somaliland oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Laanta Ottawa Cismaan Shiikh Dalmar

Xisbiga Waddani La’aantiisa Ottawa oo xaflad sagootin ah u qabtay Xubno u soo kicitimay Somaliland oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Laanta Ottawa Cismaan Shiikh Dalmar

| October 31, 2017

Xisbiga Waddani La’aantiisa Ottawa oo xaflad sagootin ah u qabtay Xubno u sii kicitimay Somaliland oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Laanta Ottawa Cismaan Shiikh Dalmar.

Continue Reading

KULMIYE IS HEARTBREAKING TRAUMATISED THE SECOND DAY OF CAMPAIGN.WADANI WIPED UP KULMIYE MASS FROM THE HALL COUNTRY

KULMIYE IS HEARTBREAKING TRAUMATISED THE SECOND DAY OF CAMPAIGN.WADANI WIPED UP KULMIYE MASS FROM THE HALL COUNTRY

| October 27, 2017

This is incredible campaign.of the second day Wadani supporters all stand together and stand up for democracy. wanted to reach out goals of win, break-up the barrier and to show kulmiye their powerful and wants a real change and build a one society one nation. Which kulmiye destroyed last seven years mass up the country […]

Continue Reading

IN WADANI  CAMPAIGNS IS A SIGNAL AND POWERFUL MESSAGE OF HOPE AND CHANGE WITH VOTERS . INSPIRED THE HALL NATION

IN WADANI CAMPAIGNS IS A SIGNAL AND POWERFUL MESSAGE OF HOPE AND CHANGE WITH VOTERS . INSPIRED THE HALL NATION

| October 24, 2017

Wadani, is one of the most diverse party in Somaliland ,and smashed the campaign in first day. putting their faith in this people-powered movement to raise their power shaping up to be the biggest people-powered campaign in history, that means you need to do more to make sure your all votes goes Wadani Party the […]

Continue Reading

AQOONTI  JAMAAAL CALI HUSSEIN OO  ISU BADASHAY QABYAALAD IYO MUSE BIXI  AYAANU ISKU REER  NAHAY

AQOONTI JAMAAAL CALI HUSSEIN OO ISU BADASHAY QABYAALAD IYO MUSE BIXI AYAANU ISKU REER NAHAY

| October 18, 2017

Jamaal waxa u gadhay halkii ku fashilmay hamigisi siyasaadeed u ku lumiyaay tarikhadana waxa u gashay Muuse isku qabiil aynu nahay Jamal dalka ayu ku soo noqday xilgi dooraashada ka dib EE madaxweyne Ahmed siilaanyo ku guulaysay xunkunka jamuriyada Somaliland Jamal isag oo waxooga yar oo u bank ka soo qatay sita ayu dalka imi […]

Continue Reading

MADAXWEYNE SIILAANYO SNM WAXAA BADALAY CABDIRAHMAAN AHMED CALI OO DALKA XOOREEYAY MANTANA WAXAA SIIILAANYO BADALAYA CABDIRAHMAN MOHMAED ABDULAHI OO KEENI DOONA CITIRAFKA SOMALILAND.

MADAXWEYNE SIILAANYO SNM WAXAA BADALAY CABDIRAHMAAN AHMED CALI OO DALKA XOOREEYAY MANTANA WAXAA SIIILAANYO BADALAYA CABDIRAHMAN MOHMAED ABDULAHI OO KEENI DOONA CITIRAFKA SOMALILAND.

| October 14, 2017

XILIGI HALGANKI SNM MUDO Dheer AHMED SIILAANYO HOGANKA URURKA SNM U GUDOMIYE KA AHA WAAY SURTO GALI WAYDAY IN DALKU XOOROWO. KADIB MUDODA DHEER WAXAA HOGANKI URUURKA SNM LAGU WAREJIYAY OO GUDOMIYE KA NOQDAY SNM CABDIRAHMAN AHMED ALI ALLE HA U NAXARISTO. ABDIRAHMAN AHMED ALI DADWEYNIHI WAXAA KACDAY SHUCUURTODI IYO QIIRO AAD U BADAN SIDII […]

Continue Reading

Hambalyo Boqor Ahmed ismaaciil haaji nuur iyo Boqorada Huda Abdale Ali oo meherkoogu ka dhacay jimcihii 18 August 2017 magaalada Birmingham dalka UK.

Hambalyo Boqor Ahmed ismaaciil haaji nuur iyo Boqorada Huda Abdale Ali oo meherkoogu ka dhacay jimcihii 18 August 2017 magaalada Birmingham dalka UK.

| August 19, 2017

Hambalyo hambalyo hambalyo Hambalyo meher: Eng Abdi Ahmed Arab iyo Xaaskiisa waxay hamblayo kal iyo lab ahu dirayaan Boqorka Ahmed ismaaciil haaji nuur iyo Boqorada Huda Abdale Ali oo meherkoogu ka dhacay  jimcihii 18 August 17 magaalada Birmingham ee dalka  UK. Waxaanu leenahay. Baraka laahu laka as baraka calayka wajamaca baynakuma bilkhayr. Aaammiiim  

Continue Reading