Home » Entries posted by cabdikhaaliq diiriye
Entries posted by laaqalo
Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Agoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Canada Iyo Austria + [ Sawiro ]

Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Agoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Canada Iyo Austria + [ Sawiro ]

Muqdisho (Salaanmedia.com) Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Austria iyo Canada ee Soomaaliya. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Austria Mudane Christian Fellner oo Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Alexander Van der Bellen ayaa tilmaamay dadaalka uu ku bixin doono sare u […]

DAAWO: Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Somaliya Uga Qayb Galiwayday Wada Hadaladii Maanta Ee Kenya.

Comments Off on DAAWO: Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Somaliya Uga Qayb Galiwayday Wada Hadaladii Maanta Ee Kenya.
DAAWO: Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Somaliya Uga Qayb Galiwayday Wada Hadaladii Maanta Ee Kenya.

Hargaysa (salaanmedia.com) Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Somaliya Uga Qayb Galiwayday Wada Hadaladii Maanta Ee Kenya. Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Waa Kuma Geeljiraha Majaraha U Haya Mustaqbalka Suudaan ?

Comments Off on Waa Kuma Geeljiraha Majaraha U Haya Mustaqbalka Suudaan ?
Waa Kuma Geeljiraha Majaraha U Haya Mustaqbalka Suudaan ?

Suudaan (Salaanmedia.com) Waxa uu ka soo jeedaa gobolka fog ee ku yaal Galbeedka dalka Sudan, halkaas oo siyaasadda, ganacsiga, iyo colaadduba ay isku dhafan yihiin. Ninkan oo hormuud u ah siyaasadda dalka Sudan, ayaa horay uga ganacsan jiray geela, kaas oo dagaal u arka fursad uu noqon karo nin hodan ah oo awood badan. Mohamed […]

Continue reading …

Daawo :- Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Khudbad Dhoolatus Ah u Jeediyey Shacabka Magaalada Dhuusamareeb

Comments Off on Daawo :- Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Khudbad Dhoolatus Ah u Jeediyey Shacabka Magaalada Dhuusamareeb
Daawo :- Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Khudbad Dhoolatus Ah u Jeediyey Shacabka Magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Salaanmedia.com) Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Khudbad Dhoolatus Ah u Jeediyey Shacabka Magaalada Dhuusamareeb Halkan Hoose ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Daawo Muuqaal:-Maxay Tahay Ujeedada Ka Dambaysa Tirakoobka Ciidamada Soomaaliya?.

Comments Off on Daawo Muuqaal:-Maxay Tahay Ujeedada Ka Dambaysa Tirakoobka Ciidamada Soomaaliya?.
Daawo Muuqaal:-Maxay Tahay Ujeedada Ka Dambaysa Tirakoobka Ciidamada Soomaaliya?.

Muqdisho (Salaanmedia.com) Daawo Muuqaal:-Maxay Tahay Ujeedada Ka Dambaysa Tirakoobka Ciidamada Soomaaliya?. Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Daawo :- Dood Xalay Hargeysa Lagu Falanqeeyey Hogaamintii , Himiladii Iyo Siyaasadii Madaxweyne Cigaal

Comments Off on Daawo :- Dood Xalay Hargeysa Lagu Falanqeeyey Hogaamintii , Himiladii Iyo Siyaasadii Madaxweyne Cigaal
Daawo :- Dood Xalay Hargeysa Lagu Falanqeeyey Hogaamintii , Himiladii Iyo Siyaasadii Madaxweyne Cigaal

Hargaysa (Salaanmedia.com) Dood Xalay Hargeysa Lagu Falanqeeyey Hogaamintii , Himiladii Iyo Siyaasadii Madaxweyne Cigaal Halkan Hoose Ka daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Askarigii Dilay Taliyihii Guud Ee Ciidammada Itoobiya Oo Nolol Lagu Hayo +[ Wararkii Ugu Danbeeyey ]

Comments Off on Askarigii Dilay Taliyihii Guud Ee Ciidammada Itoobiya Oo Nolol Lagu Hayo +[ Wararkii Ugu Danbeeyey ]
Askarigii Dilay Taliyihii Guud Ee Ciidammada Itoobiya Oo Nolol Lagu Hayo +[ Wararkii Ugu Danbeeyey ]

Addes Ababa (Salaanmedia.com) Ciidammada booliska Federaalka ee Itoobiya ayaa raalli gelin ka bixiyay hadal ay shalay sheegeen oo ahaa in askarigii lagu eedeeyay inuu dilay madaxii ciidammada dalkaas Gen Seare Mekonnen uu is toogtay. Bayaan kasoo baxay booliska ayaa lagu sheegay in askarigii ilaalinayay taliyaha la dilay in hadda uu yaallo isbitaal lagana daweynayo dhaawac […]

Continue reading …

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Laaley Xaaladii Deg Dega Ahed Ee Uu Ku Soo Rogay Deegamo Ka Tirsan Gobalka Sanaag

Comments Off on Madaxweyne Muuse Biixi Oo Laaley Xaaladii Deg Dega Ahed Ee Uu Ku Soo Rogay Deegamo Ka Tirsan Gobalka Sanaag
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Laaley Xaaladii Deg Dega Ahed Ee Uu Ku Soo Rogay Deegamo Ka Tirsan Gobalka Sanaag

Hargaysa (Salaanmedia/com) Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/G/WAG/WG/ CQS/081/4/224/ 234/037-332/062019, uu ku laalay xaaladii deg-dega ahayd ee loogu soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Ujeedo: Laalis Xaalad Deg-deg ah Ku: Shir-guddoonka Golaha Guurtida Hargeysa Ku: Shir-guddoonka Golaha […]

Continue reading …

“Shirka Nairobi Mid Meeqaabkii Somaliland Ku Taagan Maaha…” Boobe Yuusuf Ducaale + [ Muuqaal ]

Comments Off on “Shirka Nairobi Mid Meeqaabkii Somaliland Ku Taagan Maaha…” Boobe Yuusuf Ducaale + [ Muuqaal ]
“Shirka Nairobi Mid Meeqaabkii Somaliland Ku Taagan Maaha…” Boobe Yuusuf Ducaale + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com) Shirka Nairobi Mid Meeqaabkii Somaliland Ku Taagan Maaha…” Boobe Yuusuf Ducaale Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Somaliland Iyo Beesha Caalamka Oo Ku Kaliyeystay Miiskii Wada Hadalka Ee Nairobi + [ Sawiro ]

Comments Off on Somaliland Iyo Beesha Caalamka Oo Ku Kaliyeystay Miiskii Wada Hadalka Ee Nairobi + [ Sawiro ]
Somaliland Iyo Beesha Caalamka Oo Ku Kaliyeystay Miiskii Wada Hadalka Ee Nairobi + [ Sawiro ]

Hargaysa (Salaanmedia.com) Xukuumada somaliland ayaa ka hadashay miiskii ay wada hadalka kula lahaayeen dawlada Soomaaliya oo ay ku kaliyeysteen markhaatiyaashii beesha caalamka ka dib markii xukuumada Farmaajo ka baaqsatay. Safiirka somaliland ee wadanka Kenya Amb Baashe Cawil Cumar oo ka mid ah weftiga somaliland u matalayey wada hadalka soomaaliya ayaa warbixin uu soo saaray waxa […]

Continue reading …

aawo :- Maayarka Burco Oo U Jawaabey Maayarka Berbera Si Xuna U Caaayey

Comments Off on aawo :- Maayarka Burco Oo U Jawaabey Maayarka Berbera Si Xuna U Caaayey
aawo :- Maayarka Burco Oo U Jawaabey Maayarka Berbera Si Xuna U Caaayey

Burco (Salaanmedia.com) Maayarka Burco Oo U Jawaabey Maayarka Berbera Si Xuna U Caaayey Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Sacuudiga Oo Shuruud Cusub Ku Xidhay Xoolaha Somaliland Ee Xilliga Xajka

Comments Off on Sacuudiga Oo Shuruud Cusub Ku Xidhay Xoolaha Somaliland Ee Xilliga Xajka
Sacuudiga Oo Shuruud Cusub Ku Xidhay Xoolaha Somaliland Ee Xilliga Xajka

Hargaysa (Salaanmedia.com) Waddanka Sacuudiga ayaa sannadka shuruud cusub ku soo rogay xoolaha xilliga Xajka ee Somaliland. Qoraal rasmiya oo ay u soo direen xukuumadda Somaliland ayay ku sheegeen in dawladda federaalka Soomaaliya sannadka bixin doonta waraaqda caafimaad ee xoolaha ka dhoofaya Dekedaha Somaliland Wasiirka Xannaanada xoolaha iyo kalluumaysiga Somaliland ayaa sheegay in aanay aqbalayn go’aankaasi. […]

Continue reading …

Kenya Airways Oo Bilaabaysa Duulimaadyo Ay Ku Timaado Somaliland

Comments Off on Kenya Airways Oo Bilaabaysa Duulimaadyo Ay Ku Timaado Somaliland
Kenya Airways Oo Bilaabaysa Duulimaadyo Ay Ku Timaado Somaliland

Hargaysa (Salaanmedia.com) Xidhiidhka xumaaday ee u dhexeeya Kenya iyo Somalia oo mar ahaan jiray kuwo jaal ka ahaa dhinaca xadka iyo duulimaadyada ka yimaada Muqdisho, ayaa Kenya Airways ay wakhti xaadirkan ay tixgalin siinaysaa sidii ay u bilaabi lahayd duulimaadyo ay ku tagto Hargeysi oo ay noqoto hadafkooda xiga ee Geeska Afrika. Waxaanay arintani si […]

Continue reading …

Somaliland Oo Amar Warbaahinta Madaxa Banaan Ka Dhan Ah Duldhigtay Shirkadaha Kireeya Risiifarada

Comments Off on Somaliland Oo Amar Warbaahinta Madaxa Banaan Ka Dhan Ah Duldhigtay Shirkadaha Kireeya Risiifarada
Somaliland Oo Amar Warbaahinta Madaxa Banaan Ka Dhan Ah Duldhigtay Shirkadaha Kireeya Risiifarada

Hargaysa (Salaanmedia.com) Somaliland Oo Amar Warbaahinta Madaxa Banaan Ka Dhan Ah Duldhigtay Shirkadaha Kireeya Risiifarada Please follow and like us:

Continue reading …

DAAWO:-Xukuumadda Somaliland Oo Dawladda Sucuudiga Ugu Hanjabtay In Ay Xoolah Gayn Doonin.

Comments Off on DAAWO:-Xukuumadda Somaliland Oo Dawladda Sucuudiga Ugu Hanjabtay In Ay Xoolah Gayn Doonin.
DAAWO:-Xukuumadda Somaliland Oo Dawladda Sucuudiga Ugu Hanjabtay In Ay Xoolah Gayn Doonin.

Hargaysa (Salaanmedia.com) Xukuumadda Somaliland Oo Dawladda Sucuudiga Ugu Hanjabtay In Ay Xoolah Gayn Doonin. Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

DAAWO:-Waa Sidee Xaalka Itoobiya+Maka Soo Kaban Kartaa In Qilaabkii Dhimashadda Badan Keenay

Comments Off on DAAWO:-Waa Sidee Xaalka Itoobiya+Maka Soo Kaban Kartaa In Qilaabkii Dhimashadda Badan Keenay
DAAWO:-Waa Sidee Xaalka Itoobiya+Maka Soo Kaban Kartaa In Qilaabkii Dhimashadda Badan Keenay

Addes Ababa (Salaanmedia.com) Waa Sidee Xaalka Itoobiya+Maka Soo Kaban Kartaa In Qilaabkii Dhimashadda Badan Keenay Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Madaxweynihii Gobolka Amxaarada Oo Lagu Dilay “Afgambigii Fashilmay” Ee Ka Dhacay Itoobiya

Comments Off on Madaxweynihii Gobolka Amxaarada Oo Lagu Dilay “Afgambigii Fashilmay” Ee Ka Dhacay Itoobiya
Madaxweynihii Gobolka Amxaarada Oo Lagu Dilay “Afgambigii Fashilmay” Ee Ka Dhacay Itoobiya

Addes Ababa (Salaanmedia.com) Warbaahinta dawladda Itoobiya yaa xaqiijisay in afar sarkaal oo uu ka mid yahay taliyihii ciidamada dalkaas, General Seare Mekonnen ay rag hubaysani dileen. Madaxweynihii gobolka Amxaarada Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisii sare ayay sidoo kale askartu dileen. Waxaana saacadda soo socota shir Jaraa’id qaban doona Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya. Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy […]

Continue reading …

Daawo :- Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Ka Hadashey Waraka Sheegaya In Afar Dumar Ahi Wiil Ku Kufsadeen Magaalada Hargeysa

Comments Off on Daawo :- Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Ka Hadashey Waraka Sheegaya In Afar Dumar Ahi Wiil Ku Kufsadeen Magaalada Hargeysa
Daawo :- Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Ka Hadashey Waraka Sheegaya In Afar Dumar Ahi Wiil Ku Kufsadeen Magaalada Hargeysa

Hargaysa (Salaanmedia.com) Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Ka Hadashey Waraka Sheegaya In Afar Dumar Ahi Wiil Ku Kufsadeen Magaalada Hargeysa Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Daawo :- Nin Magaalada Berbera Diinta Kiristaanka Ku Fidinaayey Oo La Shaaciyey

Comments Off on Daawo :- Nin Magaalada Berbera Diinta Kiristaanka Ku Fidinaayey Oo La Shaaciyey
Daawo :- Nin Magaalada Berbera Diinta Kiristaanka Ku Fidinaayey Oo La Shaaciyey

Berbera (Salaanmedia.com) Nin Magaalada Berbera Diinta Kiristaanka Ku Fidinaayey Oo La Shaaciyey Halkan Hoose Ka Daawo No Please follow and like us:

Continue reading …

Deg Deg :- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyey

Comments Off on Deg Deg :- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyey
Deg Deg :- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyey

Hargaysa (Salaanmedia.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-330/062019, uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne UJEEDDO: XIL KA-QAADIS Ku: Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case) Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska. Og: […]

Continue reading …
Page 1 of 462123Next ›Last »